Umu muntas online Business

Umu muntas online Business

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Umu muntas online Business, Garowe.

TikTok · Janno Arts ❤️ 20/07/2026

Welcome

TikTok · Janno Arts ❤️

Photos from Umu muntas online Business's post 20/07/2026
Photos from Umu muntas online Business's post 20/07/2026

Awey Dadki jecla barashada xirfadaha Sodhawada waxad mudo yar ku baraneysan xirfadan qimuhuna waa macqul Whatspp number 0906406987❤️

Photos from Umu muntas online Business's post 31/01/2026

Awey gabdhihi jecla barashada xirfadaha

Eeco powder
Resin Art’s ba
Waa ino diyar
Sodhawada xirfad barta 2026 iyo gabar xirfadleh

Online iyo offline ba wad ku baran karta

Whatspp 0906406987

Sodhawoow oo ka faa iideyso quruxda

Photos from Umu muntas online Business's post 17/08/2025

Asc awey gabdhihi jecla barashada Decorations ama qurxinta guryaha wxn idin Bilabey fasalo cusub iyo waliba qimo dhimis Aad u balan Sodhawow

Whatspp number igala so xirir

0906406987

oo ka faa iideyso fursada

Photos from Umu muntas online Business's post 09/08/2024

Ogeysiis Ogeysiis dhaman hablaha jecel barashada Decorations’s ka iyo Qurxinta guryaha waxanu mudo biil ah idinku barayna Decorations dhameys tiran qimuha waa Lacag La aan halaga faa iideeysto Insha allh wixi fahmin ah whatspp number. 0906406987

30/01/2024

Asc hablo sodhawada waa ino diyar Salidi dhaqan kaaba whatsapp ama cell number 0907699837

Photos from Umu muntas online Business's post 20/01/2024

Asc hablahaygi dhamaan Wan idin salamay Sodhawada hablo waxan idin bilabi Decorations qurux badan ardeyda anu qadana waa 30 ardey un ogsonowna wax fiya lama bixinayo oo waxad bixineysa diwan galin yar un wana fursadi ugu Qalisaneyd abid sodhawada hablo diwan galintu wey soconeysa ila inta bisha ka dhimaan fadlan horey uso gaar waxad igala so xiriri karta whatsapp number ama cell 0907699837 hablo xirfad ineynu barana ino ballan ah

Photos from Umu muntas online Business's post 31/12/2023

Asc dhamaan hablihi jecla barashada Decorationska ka ama Qurxinta guryaha sodhawada waxan Qadaneyna ardey cusub mudo kobana ku baran doona Qaybaha kala duwane Decorations ka ardeydanu qadaneyno wey koban tahay isdiwangalintuna waa Lacag Laa,aan halka anu f**a xita Qimo dhimis idinku sameynay sodhawada hablo Hana laga Faa iideysto waxad igala so xirir kartan Whatsapp number Ama cell 0907699837

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Garowe