Hanaa online
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanaa online, Health/Beauty, Garowe.
08/10/2019
Macmiil ku soo dhawoow aloe vera gell macamiil ma ka cabanaysaa finanka /nabro kaa soo baxa wajiga ma jiraan finanka kugu soo la.laabta oo kaaga soo baxa so joogto ah? Ma leehaday xasasiyada wajiga ah?
Ma ogtahay in aad iska dawan kartida nabraha wajiga?
Ma doonaysaa in aad soo celisid quruxdii wajigaaga?Ma jeceshay in aad aragtida wajigaaga oo siman. Caafimada qaba ah aana lahayn wax nabro ah iyo waliba raadkooda sida madmadow ku laha wajiga ? Hadaba hadii haa tahay jawaabtu Nimco anfac online waxay ku haysaa cream aloe vera gell WAA cream dabiici ah 100%ma laha wax chemical /kiimil ah wuxuu ka samayna yahay herbal laga farsamaye wadanka mareykanka waxa uu wataa shirkada fayodhawro calaami ah
FG
Waa cream kana wax isitcmaalaaa karaaa ragga iyo dumarba waayo ma bedelyo midbka qofka lkn wax uu soo saarayaaa bilicada dhalalka wajiga waxuun suulinayaa finank wajiga macashiisha sharafta badan leh Naga soo xidhiidh what's uppka ama call 00252907576632
08/10/2019
Aloe lotion waa Kareem hoos udhiga saliida wajiga soosaaraya bilicda wajiga iyo jirkaba waana rag iyo dumar iyo carruurba waana herbal tayadiisa lahubo 100% mana Laha wax kiimikaa waadna helysa meelkasto oo aad joogto
Wixii faahfaahina ah kle xiriir +252907983758
05/10/2019
maka cabanaysa lafaxanuun?
maku xanuunan kala gowsyada?
maku xanuunaan seedahu?
maku xanuunaan murquhu?
ma dareentaa daal joogyo ah?
kadii tahay jwbtaadu haa tahay
intaas mid kamid ah waxaan kuu keenay dawadii intaas dawaynaysay
oo aan wax chemical ah lahayn
taas oo laga sameyaay dacar saafi ah oo aan wax chemical lahayn oo dabiici ah lagagana keenay USA
soona martay kalana xiriir tayadhowr caalami ah kala xiriir wixii faah faahin ah
What's app ama call
+252907576632
sharafta badan haladhaafin page keena share and like mahadsanid
kusoo dhawada forever living product oo idin haysa dawooyin tayo sare leh isla markaana soomartay tayo dhowrka caalimaga ee ee dalka USA waxaa ka mid ah product uu idin hayo companyga forever sida karemaha haaraha wajiga karemada finanka iyo kuwa dhiig roorka ama wajiga gad gaduudtay lotions oo yaraysa saliida saliida wajiga sida dawada gaaska iyo lafa xanuunka oo sharaab dabiici ah boomatada oo kaa dawaynaysa (cirid dhiiga suus ilka qodma ama feerma ) sidoo kale dawooyinka jeex jeex jirka miisan kordhinta iyo miisan dhimista iyo kaniin caruurta oomateetka iyo maskaxda u furaya iyo alaabo kale oo badan
Wixii faahfaahin dheerad ah igala soo xiir 00252907983758
02/10/2019
C9 waa qaybtii miisan dhimis waxayna miisanka kaaga ridaysaa 9days waxayna ka samaysan tahay dacar saafi ah malab iyo khudarad kale duwan is caatee oojirkaaga dhuub ama miisankaaga rid si dabiici ah dhaxdana ku yaree calooshana ku jar waana herbal lahubo waxterkeda iyo tayadeeda waaa rag iyo dumar
Meelkasta aad joogto waad ka helaysaa
Wixii faahfaahina
Kale sooxiriir
What's app +252907983758
29/09/2019
Hello macmiil waxaan kuu keenay daawadii lagu jarayey xayrta caloosha canjirada cududaha gacmaha bowdyaha jirka dabcay waa giijisaa jeexjeexa ama dildilaaca jirka way kaa baabi,inaysa waxay leedahy faaiidooyin badan waa herbal from America way isticmaali karaan rag iyo dumarba meelkastoo oo aad joogto waa laguugu keenayaa kle sooxiriir wixii faahfaahina dheeradada what's app 00252907983758
28/09/2019
macmiil ku so dhawoow Hanaa online
oo mar kale idin keentay dawadii dumarka
waa sharaab dabiici ah oo ka samaysan dacar iyo khudar
waxana ku jira badan
waxuu ka caawinaya
ku dhaca kaadi mareenka.
xanuunka
ama dadka kilyaha,
dhagaxa kaga jiro
wuu ka sifaynayaa dhaxa iyo tuboyinka xiran intaba.
ama dadka caadada ku xanuusto
khal khalka ku jiro
sido kale caadada ka guurtay dumarka ayagoon wakhtigoodi gaarin
waa sharaab lagaga keenay oo so martay taya dhawrka caalamiga ah
wixii faah faahin ah kala๐๐ xiriir 00252907983758
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Garowe
