Foos Hashi

Foos Hashi

Share

Waa Mareegta Saxda aan Ku leeyahay FB

15/01/2026

Wa xalada somaaliya iyo somalida ku dhex nool ay mid walba khatar ugu tahy naflaha ku sugan..

Foos Hashi

20/04/2025

“Nolosha sidaad kurabto Haddad waydo waa ku qasbantahay inaa kunoolato midda.Aadan Rabin intaa Aad gaadhayso nolosha aad rabto!.”💯✨

30/06/2024
30/05/2024

Iska iloow wixi aad baratay
Balse ha ilaawin wixi aad ka baratay

Jumca wanagsan by Foos Xaashi Page
Foos Hashi

27/05/2024

⚡️inaad ka fogaato dadka qaar si aad u ilaaliso dareenkaagu maaha daciifnimo ee waa xikmad❤️

Faniskeyga waa familkeyga🥰

Fadlan kuso dhawoow bogaygan labaad ee Foos Xaashi Page 🥀🫶❤️

10/05/2024

Xikmada caawa

Inbadan haka fikirin waxa aadan haysan eedan heli karin si aadan u waayin Waxaad haysato

Foos Xaashi Page
Foos Hashi

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Garowe