Daaci Mukhtaar

Daaci Mukhtaar

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daaci Mukhtaar, Health/Beauty, Streat Line Four Garowe somalia, Garowe.

18/11/2025

Yaa U dambqanaayo Xanuun, Gaajo & Darxumo ayay u dhiman Rabtaa😭😭🙏

KANI WAA NUMBERKII SADAQADA FADLAN KA QEYB QAADO ALLE HAKUU AQBALO INSHA ALLAH

Evc - plus : *712*619502198*Lacgta #
Telsom Zaad :*880*0619502198*Lacagta #
Golis sahal : *883*0619502189*Lacgta #
E - Taaj : 252619502198

16/10/2025

Xita Share gareentadu wa Ajir walal
Magaca Numberka Ku Qoran : Abdifitah Cali Cumar :- 614243783 Qof walba iyo wixii uu u awoodo - $5 , $10 , $20 , $30 , $40 , $50 ,$100 U niyeeso Waalidkaada iyo Naftaada Idimka alle

16/10/2025

Israaiil waxay matalaysaa " Qiyamka galbeedka " sidaas ayay ku soo cel celiyaa wax badan , falastiini ka soo baxay xabsiyada israaiil kadib maxaabiis is dhaafsiga laakiin 2da indhood ay ka bixiyeen lugna ay ka gooyeen .

wasiirka amniga gudaha cadowga ayaa ku dhawaaqay in maxaabiista qaar si ula kac ah loo naafayn doono inta aanan la sii daynin sida in dhabarka laga jabiyo ama adimaha laga jaro ama indhaha ay ka bixiyaan sida walaalkaan , waxaan wajahaynaa xadaarad bahalnimadu hal ku dhag u tahay .

17/08/2025
17/08/2025
17/08/2025
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address


Streat Line Four Garowe Somalia
Garowe