Maandeq academy skills gabiley
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maandeq academy skills gabiley, Makeup artist, New Gabiley, Gebiley.
05/04/2026
Tacsi Tiiraanyo Leh
Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un.
Maamulka, macalimiinta, iyo dhammaan ardayda Maandeeq School & Academy waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo ehelada ay ka geeriyootay ardayadeenii qaaliga ahayd Nasteexo.
Nasteexo waxay ahayd ardayad lagu yaqaanay asluub iyo dadaal, geerideeduna waxay noo tahay xanuun iyo weji-gabax weyn. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naxariistii jannada Firdowsa ka waraabiyo, qabrigana u nuuro, dhammaanteenna uu samir iyo iimaan naga siiyo.
"Ilaahay ha u naxariisto Nasteexo, janadiisana ha ugu bishaareeyo."
10/01/2026
19/08/2025
17/08/2025
Alle mahad leh noo suuro galiyay inaan tartan u qabto ardey dhan 108 ardey xirfadaha kala duwan ku tartamaysay kana dhigata dugsigan mandeeq academy Waxan kle oon umahad celinyaa madaxada gobolka oo si ficn no dhiiri galisay inan sii wadno shaqadan xirafdah ah 🥰
04/06/2025
Dufcadi 1aad Maandeq academy skills gabiley
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
New Gabiley
Gebiley
