Sulthan Yuusuf ISMAiL
Hey there! I am using WhatsApp.
Mudane gaboose sorry
31/07/2022
Advanced........
Is not Lovly
My pig prother
21/07/2022
Royal famliy
The life had
Kolba aniga oo sahashaday oo saari ka ahaaday
Ayuunbaa siraab midabkileey lay sawirayaaye
Sidrigay ku daabacan tahee uma sakhraameene
Sidii saacaddiibay qalbiga iiga socotaaye
Habeenkii markaan seexdo way ila safaaddaaye
Salaadii horay iga tagtaa ooy siigo noqotaaye
Maryama Xaashi iyo tuu Gahayr Madar ka sheegaayo
Iyo marantiduu Cige Baraar meel fog kaga boodey
Muran maleh Ducaalow inay muunad dheer tahaye
Maankaba ka jaray naago kale muhindiskoodiiye
Haddii qaaddi ii meheriyoo midigta lay saaro
Ka mabsuuday dunidaba illeen maalintaa qudhahe
Category
Contact the business
Telephone
Address
Word
Gebiley
252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Sulthan Yuusuf ISMAiL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
