Khadar alfalaki

Khadar alfalaki

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khadar alfalaki, Health/Beauty, Hargeisa.

26/09/2021

Waxkabaro cilmiga dibiga maalinta axada waxaynu kahadlaynaa xanuunada kudhaca dadka
Maanta waxaynu kahadlaynaa qaybtii 2aad EE
Riixul axmar amba faalijka ama dabaysha cas
Ama xanuunka wayn.
Riixul axmar wuxu sidaa 400 oo xanuun waxana ugu wayn faalijka
Maalin maalmaha kamida Nabi sulaymaan iyaa
Suaalay.asxaabtiisii.
Majiraa.makhluuq aan ilaahay ii sakhirin ?
Intaan asxaabtiisii hadal waxa halkaa kasoo
Baxay nin dherar kiisu yahay afartan dhudhun
Baladhkiisuna yahay afartan dhudhun oo dabkahulcayo Nabi sulaymaan ayaa argagaxay
Nin asxaabtiisii kamida ayaa yidhi yaa nabiya
Laahi waxa tidhaah daa sadexjeer ilaahaybaa
Wayn .
Nabi sulaymaan sadex jeer. Ayuu yidhi ilaahaybaa wayn markaa suu kuyidhi maxaad hayd markaasuu kujawaabay waxan Ahay.
Riixul axmar .markuu ilaahay doono inuu arlada
Korkeeda qof kucadaabo iniguu igu salidaa
Markaan qofka umaro mayl jidhkiisa Kala badh ayaa bakhtiya
Nabi sulaymaan ayaa wuxu waydiiyay imisa kalkaaliye ayaa kulasocota ?
Wuxu Ku jawaabay 13kalkaaliye ayaa ilashaqeeya .
Waxay kalashaqeeyaan xanuunada kale
Xanuunka faalijka isagaa gudbiya oo gaadhsiiya dadka lasoco qaybta 3aad EE xanuunka faalijka.

24/09/2021

Maanta waxaynu kahadlaynaa siyaasada
Waxa Somaliland kajira 3xisbi qaran oo utartama siyaasada dalka waxana Kala doorta
Qaabkay wax udoortaan dadka reer Somaliland
Xisbibaa siyaasigeena hebel hebel ayaa kujira
Waxa is waydiinle siyaasigu qaabkuu isna
Wax udoortaa
Siyaasigu wuxu udoortaa kaasay waxkuugu
Jiraan dantiisa gaarka ah dadkiina isagay
Eeganayaan
Markuu siyaasigii kadhex waayo maslaxdiisii
Waxaynu imbadan maqalnaa siyaasi hebal.
Oo Ka baxay xisbi hebal.
Markaa dadku marna.horumar may doorAn
EE siduu siyaasigu ula meeraysanayo iyay
Qayrkood kahadeen
EE maanta dadka iyo dalka xisbiga ufiican
Waxaynu u eegi falaga
Waxaynu Ka faaiidaysan waxay umaduhu
Kafaa.iidaysteen cilmiga falaga.
Jimce kasta waynu kahadli cidna uga biqimayno wuxuu allaah nabaray.
Waxaynu sheego doonaa xisbikasta iyo
Musharax kasta oo madaxwayne
Lasoco jimcaha dambe.qaybta 2aad EE masiirka umada.

23/09/2021

Waxkabaro qaybtii 16aad EE lamaanaha qoyska
Waxaynu soomarnay magaca ugbaad oo aynu
Kasoo sheekaynay lix qoys waxaynu kahadlaynaa sadexda hadhay
Ugbaad haday guursato magacyada cumar iyo yaasiin qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 3aad EE looyiqaan gaabis xun waa qoyska ugu
Liita waa qoyska Somalidu ubateen wakhtigan
Ugbaad haday guursato magacyada claahi iyo khadar qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 1aad EE looyiqaan galmo aankhayr lahayn
Ugbaad haday guursato magacyada maxamuud iyo nimcaan qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 8aad EE looyiqaan qoyska
Kinkiis qoyskani wuxu kamid yahay qoysaska
Ugu liita
Waxajira qoysas laxayiro arsaaq dooda waxana
Kamida 1aad 3aad 8aad .lasoco qAybta 17 aad
EE lamaanaha qoyska .

21/09/2021

Waxkabaro qaybtii 15aad EE lamaanaha qoyska
Waxaynu kudhexjirnaa magaca ugbaad oo aynu soo sheegnay markay guulaysatay
Waxaynu kahadlaynaa ugbaad markayna guulaysan.
Ugbaad haday guursato magacyada maxamed
Iyo khaalid qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska
Looyiqaan quratul acyun ama jacaylka aan waarin.
Ugbaad haday quursato magacyada c.raxmaan
Iyo Jamaal qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 6aad EE shakiga iyo murugada.
Ugbaad haday guursato magacyada mowliid
Iyo suhayb qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska
9aad EE looyiqaan nisaac watafriiq.
Dadkan aynu nidhaa way horumareen cilmigani
Waa Kay kuhoru Mareen.Aadamuhu way usimanyihiin.afkastana cilmigani wuu Ku shaqeeyaa .lasoco qaybta 16aad EE lamaanaha
Qoyska.

20/09/2021

Waxkabaro qaybtii 14aad EE lamaanaha qoyska.
Waxaynu kudhexjirnaa tusaalayaashii magacyada dumarka waxaynu soomarnay magaca asma.
Maantana waxaynu bilaabaynaa magaca ugbaad
Ugbaad haday guursato magaca axmed iyo cismaan way guulaysanayaa oo qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 7aad EE looyiqaan
Baytu firaash sacad wa sacuud.
Ugbaad haday guursato magaca xasan iyo mukhtaar way guulaysanayaa.oo qoyskeedu
Wuxu noqonayaa qoyska 5aad EE looyiqaan.baytu baniin ama wiil iyo caano.
Ugbaad haday guursato magacyada cabdi iyo
Yaxye wayguulaysanaysaa .oo qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 2aad.
Dalinyartu intayna guursan waa isku itaal se
Waxay kalahadhaan markay guursadaan ayuu
Midna guulaysanayaa midna guuldaraysanayaa
Markaa intaanad falin kafiirso .oo wixii isdamacsani ninkuna gaarkiisa ha iiwaydiiyo
Gabadhuna gaarkeeda. Masinjarka
Qofku wuxu iwaydiinayaa oo uu sooqorayaa
Dhawr magac oo udanaynayo waalidkuna caruurta ha u eegeen.mustaqbalkooda.lasoco qaybta 15aad EE arimaha qoyska .

19/09/2021

Waxkabaro qaybtii 13aad ee lamaanaha qoyska
Waxaynu dhamaynaynaa magaca asma oo aynu soomarnay sadexda EE Sare iyo sadexda dhexe.
Maanta waxaynu sheegaynaa asmi markay gasho sedexda inoo hadhay.
Asmi haday guursato magacyada mukhtaar iyo
Xasan iyo kuwa lamidka ah qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 3aad EE looyiqaan gaabiska
Iyo xumaan
Asmi haday guursato magacyadan.khadar iyo
C.laahi qoys keedu wuxu noqonayaa qoyska
8aad EE falaga looyiqaan kinkiis
Asmi haday guursato magacyAdan cumar iyo
Ayaanle qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska
1aad EE looyiqaan laakhayra
Waafajintuna waa xaga raxmaanka EE ilaahay barya ducadu waa isdeerinka qadarka markaad
Ducaysato iyaa laguu furayaa albaabo.kaaxidhnaa .lasoco qaybta 14aad .EE
Lamaanaha qoyska .

18/09/2021

Waxkabaro qaybta 12aad EE lamaanaha qoyska
Waxaynu kudhexjirnaa magaca asma oo aynu
Somarnay markay noqonaysay sadexda reer EE
Ugu fiican aadamaha
Asmi haday guursato magaca Jamaal iyo ccasiis qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 4aad EE looyiqaan jacayl h**e iyo xumaan dambe.
Asmi haday guursato magaca maxamuud iyo nimcaan.
Qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 6aad EE looyiqaan shakiga iyo murugada.
Asmi haday guursato magaca cabdi iyo yaxye
Qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 9aad EE
Looyiqaan muran qaylo kalatag.
Waxad Ku arkaysaa burjiyada dumarka
Gabadha burjigan ninguur sadaa wuxu noqonayaa madaxwayne lasoco qaybta 13aad EE lamaanaha qoyska.

12/09/2021

Waxkabaro qaybtii 11 aad EE lamaanaha qoyska .
Waxaynu kudhexjirnaa magaca asma Horta magackasta wuxu noqdaa tiro asma tira aan
Waa 5 .qaabka looxisaabiyaana labada lamaane magacyadooda ayaa laisku geeyaa
Markasay sobaxdaa godka ayku jiraan .
Nimcada aduunku na dumarkay lasocotaa EE dumarku yay is odhan nin lacagle.ee haraadiso
Nin ay isku Burji yihiin oo markay hesho
Shugrigun habadiso guurkuna sidiisaba waa Kah**e haduu Kah**e kaa xumaado sidaad
Oo furniin yimaado dumarka waxa gala naxsi
Naxsigaasina wuxu saameya bulshada.
Waxabata fusuqa dadka furniinku kubato.waxa
Kubata fusuqa waxa kadhimata akhlaaqda
Lasoco qaybtii 12aad EE lamaanah qoyska.

11/09/2021

Waxkabaro qaybtii 10 aad EE lamaanaha qoyska
Waxaynu somarnay Laba.tisaale oo magacaanta raga oo Kala ah khadar iyo maxamed maanta waxaynu tusaale kabixinaynaa magacyada dumarka magaca
Asma waxa lamida ladna iyo nuura
Asma haday guursato magaca mowliid iyo cabdikariim
Qoyska asmi wuxu noqonayaa qoyska 7aad
Asmi haday guursato magaca axmed iyo xuseen
Qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 5aad
Asmi haday guursato magaca maxamed ama
Yuusuf
Qoyskeedu wuxu noqonayaa qoyska 2aad
Lasoco qaybta 11aad EE lamaanaha qoyska.

10/09/2021

Waxkabaro qaybta 9aad EE lamaanaha qoyska
Waxaynu kudhexjirnaa magaca maxamed.
Maxamed haduu guursado magaca ayaan iyo
Najma qoyskiisu wuxu noqonayaa qoyska 3ad
EE looyiqaan gaabis xun kalatag
Maxamed haduu guursado magaca MUNA iyo
Kawsar qoys kiisu wuxu noqonayaa qoyska 8aad EE loo yiqaan kinkiis .
Maxamed haduu guursado magaca hibo iyo
Hoodo qoys kiisu wuxu noqonayaa qoyska 1aad EE looyiqaan laa khayra.
Halkaa waxa inoogusoo dhamaaday magaca maxamed oo sagaalka qoysba.galay
Waxaynu eegi doo tusaalayaal xaga dumarka
Lasoco qaybta 10aad EE lamaanaha .

09/09/2021

Whaxkabaro qaybtii 8 .EE.lamaanaha
Waxaynu kasoohadalnay magaca maxamed
Markuu qoyskiisu ahaa qoyska 7aad 2aad 5 aad waana sadexda qoys EE ugu fiican
Maxamed haduu guursado magaca xaliimo iyo
Aamina wuxu qoys kiisu noqonayaa qoyska 4aad EE looyiqaan quratul acyun waa jacayl h**e iyo xumaan dambe
Maxamed haduu guursado magaca raxma iyo
Ifraax wuxu qoyskiisu noqonayaa qoyska 6aad EE looyiqaan mushaki
Maxamed haduu guursado magaca hinda iyo
Farax wuxu qoyskiisu noqo nayaa qoyska 9aad EE looyiqaan muranka iyo qaylada
Waxan isleeyahay soomaalidu qayrkood hadhaafto EE isgaadh siiya lasoco qaybta 8àad.

08/09/2021

Waxka baro qaybtii 7 .EE arimaha qoyska
Waxaynu tusaale labaad kusoo gaadanaynaa
Magaca maxamed EE ay lamidka yihiin muuse
Iyo khaalid iyo qaarkaloo badan
Maxamed wuxu noqonayaa qoyskiisu qoyska 7aad
Haduu guursado magacyadan suleekha iyo faadumo iyo kuwa limida.
Maxamed wuxu noqonayaa qoyskiisu qoyska 2aad
Haduu guursado magacyadan asma nuura
Maxamed wuxu noqonayaa qoyskiisu qoyska 5aad haduu guursado nimco fardawsa lasoco
Qaybta 8aad .

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


Hargeisa