Abdulkadir Osoblle
Sodhawada dhamaantiin
11/11/2021
Waxaa sharaf iyo farxad ii aheyd in aan maanta hotelka Airport ku booqdo walaalkey Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo aan si weyn uga hadalnay arrimaha doorashooyinka dalka guud ahaan, gaar ahaan doorashada la filayo in ay ka dhacdo dowlad goboleedka Hirshabelle.
Waxaan sidoo kale ka wada hadalnay arrimaha horumarinta deegaanka sida amniga, waxbarashada, caafimaadka, beeraha iyo waxkaqashada arrimaha fatahaadaha oo dhibaato ba'an ku haya Dadka iyo Deegaanka.
Waxaan Allah SW uga rajaynayaa inuu ku guuleeyo dadaalka wax ku oolka ah ee Madaxweyne Cali Guudlaawe.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
