Nimco cabdi rahmaan

Nimco cabdi rahmaan

Share

Personal page

25/04/2025
15/08/2023

Wariye Bushaaro Baanday, oo markii ugu horraysay ka hadashay qaabkii loo qabtay, xukunkeeda iyo dadkii garab istaagay.

11/08/2023

Musharra xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka Buurta Gacanlibaax ku dhexmaray Jabhadda hubaysan iyo Ciidamada Booliska.

Cirro, oo ka hadlay Boorama ayaa ku baaqay nabad iyo in waxkasta lagu dhammeeyo wadahadal.

02/04/2023

Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah:

1. Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba

Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:

1. Cunid & cabid
2.Jamaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman

Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:
1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka

Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro

Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
1. Uu yahay musaafur
2. Uu xanuunsado
3. Uu ummulo
4. Uu caadoodo
5. Uu caqligiisu tago
6. Uu u cabsado ilmaha caloosha ku jira

Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada
Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin

Photos from Nimco cabdi rahmaan's post 06/02/2023

"Dagaalka Hala Galo"Garaad Jamac Garaad Cali
"Dagaalka Hala Joojiyo"Garaad Jamac Garaad Ismaaciil

Laba Fikiradood Oo Kala aragti Duwan?

14/01/2023

cimri dheer iyo cafimaaad sheekh mustafe

13/01/2023

ما أجملك أجملك ان تقف بين يد ي الله لتقول له انطر الي دنو بي فا خاف وانظر الي رحمتك فافرح

13/01/2023

الله يهديهم نصف النساء خطبت شعال من وحده قالتي لا نقري كيفاش تقري هاواش قال ربي

25/12/2022

عن أبي هريرة رضي الله عنه قال : قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم - : ( قال الله عز وجل : يؤذيني ابن آدم يسب الدهر ، وأنا الدهر بيدي الأمر ، أقلب الل

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Hargeisa Road One
Hargeisa