Aloe vera company

Aloe vera company

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aloe vera company, Health/Beauty, Hargeisa.

Kusoo dhawaada allaabo dabiici ah oo aan wax saamayn xun ah lahayn oo lagaga keenay maraykan waxa ka mida creams jidhka iyo wajiga (skin care), madaxa iyo timaha, cunto caawiyaal miisaanka ah (Weight Management) iyo Qaar kaloo faa'ido badan.

Photos from Hassan Mohamoud Abdi's post 29/08/2021
06/09/2020

Forever Bee Honey Waa Malab Saafiya Tayadiisuna aad u sarayso oo u wanagsan handhiska difaaca ee ugu kaalay kambanigeena Forever Living Product Company.

Photos from Aloe vera company's post 06/09/2020

Forever BRIGHT Toothchel waa Colgate dabiiciya oo laga sameeyey Dacar iyo Malab, waxa ay cadaysa ilkaha, waxa kale oo ay u wanagsan tahay cirid xanuunka, ciridka oo ku dhiiga ama ku durka, af xanuunka guud ahaan ilaa qanjaha. WAXAY NADIIFISAA AFKOO DHAN ee kasoo dalbo kambanigeena Forever Living Product Company.

Photos from Aloe vera company's post 10/08/2020

Kusoo dhawaada qaybihii miisaanka (Weight Management) oo kala ah kuwa miisaanka lagu yaraynayo mudo kooban iyo kuwa miisaanka kor loogu qaadayo hab dabiici ah.

Wixi fahfahina lasoo xidhiidh WhatsApp ama Call +252636929144.

Photos from Aloe vera company's post 27/06/2020

Waxan idin hayna qaybihii ragganimada iyo taranka. Waa product dabiiciiya oo aan wax side effect ah aan lahayn lagana soo saaro wadanka Maraykanka tayadeeduna aad u sarayso.
Waxay qabato waxa ka mid ah:
- Dhanka awooda raganimada.
- Dhanka biyo baxa dagdaga ah.
- Kobcinta ugxaanta iyo biyaha taranka.
- Kor u Qadida dareenka raganimada.
- Khalkhalka caadada iyo infectionada ayay sidoo kale aad ugu wacan tahay.

Wixi fahfahina nagala soo xidhiidh WhatsApp ama Call +25263 6929144.

07/03/2020

Kusoo dhawaaada Qayta products ka ee caawisa caafimaadka Dhiig karka (Hypertention) oo wax tarkoodu aad u sareeyo.

Wixii Faahfaahina WhatsApp ama Call +252636929144.

07/03/2020

Guusha Halkan ayaa lagu sameeyaa ee ha moogaa kambanigeena oo kusoo biir si aad uga mid noqoto dadka guuleystay ee noloshooda horumarka ka gaadhay, fadhiga kasoo kaca oo kaalaya shaqaysta. Hadii aad kuwa guuleystay ku jirto horey usoco🤙.

Photos from Aloe vera company's post 04/03/2020

Kusoo dhawaada allaabo dabiici ah oo wax tarkooda iyo tayadooduna aad u sarayso.
- Qaybihii maqaarka.
- Qaybihii miisaanka.
- Qaybihii caafimaadka.

Wixi fahfahina nagala soo xidhiidh WhatsApp ama Call +252636929144.

02/03/2020

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxaan kuugu bushaaraynaynaa in aan kuu hayno Fursad ganacsi oo dahabi ah taas oo ah Company ka mida kuwa ugu waaweyn dalka Maraykanka kaas oo hawl gala 160 wadan oo dunida ah, waxa uu ku shaqeeya hab online ah ee dunidu hada u guurtay.

Fadlan la xidhiidh wixi faah faahin ah Call ama WhatsApp +252636929144.

Photos from Aloe vera company's post 02/03/2020

Kusoo dhawaada qaybihii miisaanka (Weight Management) oo ka kooban qayb miisaanka oo dhan lagu yaraynayey mudo yar oo 9 cisho/maalmood ah iyo qaybihii dadka caatada ahi ay miisaankooda kor ugu qaadi lahayeen waana natural oo wax saamayn xun ah jidhka ku keenayn.

Wixi fahfahina lasoo xidhiidh WhatsApp ama Call +252636929144.

Photos from Aloe vera company's post 01/03/2020

Qaybta ragganimada iyo taranku
Waa product dabiiciiya oo aan wax side effect ah lahayn lagana so saaro wadanka Maraykanka tayadeeduna aad u sarayso.
Waxay qabato waxa ka mid ah:
- Dhanka awooda raganimada.
- Dhanka biyo baxa dagdaga ah.
- Kobcinta ugxaanta iyo biyo biyaha taranka.
- Kor u Qadida dareenka raganimada.

Wixi fahfahina nagala soo xidhiidh WhatsApp ama Call +25263 6929144.

29/02/2020

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxaan kuugu bushaaraynaynaa in aan kuu hayno Fursad ganacsi oo dahabi ah taas oo ah Company ka mida kuwa ugu waaweyn dalka Maraykanka kaas oo in ka badan 42 sano jiray kana hawl gala 160 wadan oo dunida ah, waxa uu ku shaqeeya hab online ah ee dunidu hada u guurtay. Hadaba hadii aad tahay qof doonaya inuu si madaxbanaan iskii u shaqaysto oo raba inuu si xor ah dhaqaale u gaadho anagaa kuu hayne ka faa'idayso.

Fadlan la xidhiidh wixi faah faahin ah Call ama WhatsApp +252636929144.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa