Biolight Medical Solution

Biolight Medical Solution

Share

Biolight Medical Solution Waa shirkad ka shaqaysa Dhamaan Qalabka Kala Duwan ee Caafimaad guud ahaan Gayiga Somaalida.

26/05/2026

Eid mubarak dhamaan umada islaamka ah meelkastay joogaan
Alle ha inagu gaadhsiiyo iidan iideeda bash-bash iyo barwaaqo.
تقبل الله مناومنكم صالح الاعمال

Photos from Biolight Medical Solution's post 25/05/2026

Waxa ka helaysaa qalab caafimaad oo dhamystiran .
Hada ka soo dalbo xarumahayaga
Main Offices
📍Hargeisa Office
Next to Gargaar Hospital, Hargeisa, Somaliland
📞 (+252) 63 409 9391
📍Garowe Office
30th Street, Garowe, Puntland, Somalia
📞 (+252) 90 774 5683
📧 [email protected]

23/05/2026

Medical Solution wxaad ka helaysaa qalab caafimaad oo dhamaystiran oo isla markaana tayadiisa lagaa hubiyay.
Hada ka soo dalbo xarumahayaga
Main Offices
📍Hargeisa Office
Next to Gargaar Hospital, Hargeisa, Somaliland
📞 (+252) 63 409 9391
📍Garowe Office
30th Street, Garowe, Puntland, Somalia
📞 (+252) 90 774 5683
📧 [email protected]

Photos from Biolight Medical Solution's post 20/05/2026

Shirkada biolight medical solution
Waxay qalabayn ku samaysay isbitaalka shabeele hospital
Iyadoo ku rakibtay qalab casri ah.
Marwalba waxaa naga go’an taageeridda xarumaha caafimaadka iyo horumarinta adeegyada bulshada, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo tayo leh.
Kamid noqo macaamiisha biolight medical solution

Hada ka soo dalbo xarumahayaga
Main Offices
📍Hargeisa Office
Next to Gargaar Hospital, Hargeisa, Somaliland
📞 (+252) 63 409 9391
📍Garowe Office
30th Street, Garowe, Puntland, Somalia
📞 (+252) 90 774 5683
📧 [email protected]

17/05/2026

Hambalyo .... Hambalyo
Dhamaan shacbiga jamhuuriyada somaliland waxaan ugu hambalyaynayaa munaasibada 18 may.
HAPPY 18 MAY

15/05/2026

Jimce wanaagsan....

Photos from Biolight Medical Solution's post 14/05/2026

Waxaanu ku Faraxsanahay in aan si guul leh ugu rakibnay qalabka casriga ah ee **Digital X-Ray** gudaha Shabeele Hospital , kaas oo qayb weyn ka qaadanaya horumarinta adeegyada baaritaanka iyo ogaanshaha cudurrada.

Qalabkan cusub ee **Digital X-Ray** ayaa awood u leh inuu bixiyo sawirro caafimaad oo tayo sare leh, natiijo degdeg ah, iyo baaritaanno sax ah, taas oo ka caawinaysa dhakhaatiirta inay si fudud oo hufan ugu ogaadaan xaaladaha caafimaad ee bukaanka.

Rakibidda iyo hirgelinta qalabkan waxaa fududeeyay Biolight Medical Solution, oo door weyn ka qaadatay horumarinta adeegyada caafimaadka dalka.

Marwalba waxaa naga go’an taageeridda xarumaha caafimaadka iyo horumarinta adeegyada bulshada, si bulshada loo siiyo daryeel caafimaad oo tayo leh.

Hada ka soo dalbo xarumahayaga
Main Offices
📍Hargeisa Office
Next to Gargaar Hospital, Hargeisa, Somaliland
📞 (+252) 63 409 9391
📍Garowe Office
30th Street, Garowe, Puntland, Somalia
📞 (+252) 90 774 5683
📧 [email protected]

13/05/2026

INFANT INCUBATOR
Hada ka soo dalbo xarumahayaga
Main Offices
📍Hargeisa Office
Next to Gargaar Hospital, Hargeisa, Somaliland
📞 (+252) 63 409 9391
📍Garowe Office
30th Street, Garowe, Puntland, Somalia
📞 (+252) 90 774 5683
📧 [email protected]

11/05/2026

MANUAL DELIVERY BED
Hada ka soo dalbo xarumahayaga
Main Offices
📍Hargeisa Office
Next to Gargaar Hospital, Hargeisa, Somaliland
📞 (+252) 63 409 9391
📍Garowe Office
30th Street, Garowe, Puntland, Somalia
📞 (+252) 90 774 5683
📧 [email protected]

08/05/2026

Photos from Biolight Medical Solution's post 07/05/2026

INFANT PHOTOTHERAPY & BLOOD ROLLER MIXER
Hada ka soo dalbo xarumahayaga
Main Offices
📍Hargeisa Office
Next to Gargaar Hospital, Hargeisa, Somaliland
📞 (+252) 63 409 9391
📍Garowe Office
30th Street, Garowe, Puntland, Somalia
📞 (+252) 90 774 5683
📧 [email protected] See less

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargiesa
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:30 - 22:30
Tuesday 07:30 - 22:30
Wednesday 10:30 - 22:30
Thursday 07:30 - 22:30
Saturday 07:30 - 22:30
Sunday 07:30 - 22:30