Funkii qarnigii 20aad
qof kasta waa in la ilaaliyo xaquuqda uu leeyahay minarets
14/04/2024
Ceeb ceeb bal waxay soo qorayaan dawlada soomaaliyeed bal akhriya weliba kii laga saaray kii Lagu saxay
08/08/2022
Sanad wanaagsan iyo Subax wanaagsan.
Ilaahay inta Xanuusanaysa cafimaad taam ah ayaan uga baryaynaa, inteena dhimatayna u naxariisto Amiin.
Waa fanaanadan somaaliyed lkn waa magaceeda ayaa layska fanaanadan?????
Africa kasta waa la baran karaa laguna heesi karaa
Bal daawo ciyaarta kabeebeey
20/07/2022
Alle ha u naxariisto Sheekh Aadan Siiro oo dalka Hindiya ku geeriyooday goordhaweyd, sida ay ii xaqiijiyeen ehelladiisu.
08/07/2022
Soo dhowaada dhamaan asxaabta
Soo dhowoow walaalow iyo walaashayey
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
