Garaad online marketing
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garaad online marketing, Beauty, cosmetic & personal care, Hargeisa.
10/09/2021
Bushaaro bushaaro waxa lagu keenay daawooyin dabiiciya Kuwaas oo lagaaga keenay dalka maraykan Kaas
Waxa Ka mid ah faa idooyinkooda
Alabtan waxa ay ka koobantahay
sadex shay oo kala ah ALOE vera gell, Arctic sea
iyo Fiber therm waxana dhamantood loo isticmala
dhiig karka iyo beer subaga.
Garlic-Therm: waxa ay caawisa reactions ka dhaca
jidhkeena waxanay u bedesha duxda tamar intaa
waxa u dheer in ay jidhka ka ilaliso waxyaabaha suntan ah ee ay soo dayso cadceedu
Hadaba nagala soo xidhiidh lambarkan
0634729731
29/08/2021
Bushaaro bushaaro waxa lagu keenay daawooyin dabiiciya Kuwaas oo lagaaga keenay maraykan
28/08/2021
Bushaaro bushaaro waxa lagu alabooyin qaaliya Kuwaas oo lagaaga keenay maraykan Kuwaas oo la yidhaahdo forever Epiblanc
✓ haaraha wajiga
✓ Qurxinta wajiga
✓ madmadowga faraha nafaqaynta faraha
✓ faaiidada: waxa uu ka jaraya dhibcaha iyo madmadowga ay
sababeen cimilada dabiiciga ah iyo waxyalo kale kuwas
oo inta badan ka muuqda faceka ee loo yaqaano haaraha
✓ Isticmaalka: waxa la isticmaalaa subaxii iyo habeenkiiba hadii
Uu wajigu leeyahay saliid ku darso creamka scrub
Sidoo kale waxad u isticmali karta haaraha creamka
Scream Ka
27/08/2021
Waxtar ay leeyihin miisaan kordhinta
Miisaan kordhin: magaca : Bee pollen, bee honey
iyo lite ultra
➢ Faaiidada: waxay ka caawinayan in uu miisaankugu si
Dabeeci ah u kordho mudo kooban waxanay ka kooban yihiin
Noocyada kala duwan ee vitamiska.
Bee pollen: waxa uu u fiican yahay habdhiska dhiig wareega,
Dheefshiidka, hab dhiska difaaca iyo waliba habdhiska dareen
Wadayaasha.
Isticmalka: subixii iyo habenkii hal xabo cuntada ka hor.
Lite ulta: waa boodhar la qooshanaayo ama lagu darsanayo sharabo
Kale sida muuska afogadhaha amaba kaligii waxad ku qoshan karta
Caano.
Isticmalka: hal qaado oo bodhar ku darso caanaha ka bacdi isku laaq
Bee honey: waxad ka helaysa tamar siyaado ah, amateedka kuu furaya
dheefshidkana u fiican iyo waliba difaaca jidhka.
Isticmalka : gaar ahaan wad u cuni karta waxyabo kalana waa ku darsan karta
sida xanjeelada, jabiska.
Ka samaysan yahay: malab saafi ah
2 Qaybta jarida caloosha Faaiidada: waxa loo isticmaala in logu yareeyo caloosha
Sido kale waxa loo isticmalaa in logu yareeyo miisaanka hadaba Kala xidhiidh call 0634729731
What's app 0634729731
Somtel 0654729731
Ma tahay ruux ay hayso timo jajab iyo toxob , bidaar
Ma tahay hadna ruux ay dhibaato ka haysto xaga gogosha ama biya baxa degdega ama infection ka hayo macdanta
Ma tahay ruux buuran una baahan inuu miisaanka iska rido hadaba kala soo xidhiidh
0634729731/0654729731
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
