Akram Herbel Online

Akram Herbel Online

Share

kusoo dhawaw macmiil gacmo furan. pagekan waxaa kugu diyaara alaab walba cadad kasta caynad kasta. dalbo hada kuna hel degdegsiimo

07/04/2022

Aloe vera gell

Waa sharaab dabeeci ah
waxa loo isticmalaa waxyaabo badn
waxay xalisa cilaha ku dhaca caloosha sida dibirada,
Gaastra, gooryaanka, babasiirta, macanka, dhiikarka, beer subaga, inta waxa u dheer
in ay kor u qaado quruxda guud ee maqaarka .
WIXII FAAHFAAHIN AH NAGALA SOO XIDHIIDH WATHSSAPP 252637530331

07/04/2022

magaca: forever kids
faaiidadisa waxa ka mid ah koritaanka carurta yar yar
waxanu u furaa aamateedka sida daradeed carurta yar yar ma helaan lix nooc oo ah
miro iyo khudaar ay u baahan yihiin si ay u dhisaan jidhkooda forever kids waxa uu
sidoo kale siinaya
fiitamiino muhiimah iyo nafaqaba qayb qaadanaya koritaankooda

04/04/2022
23/03/2022

magaca: aloe scrub
Faaiidada: waxa loogu talo
Galay dadka wajigoodu salida
Leehay isla markana finan leh
Sidoo kale wuu nadiifiya wajiga isagoo dib u
cusboonaysiya unugyadii dhintay

Nagala soo xiriir wthsapp 2527530331

14/03/2022

• Magaca shampoo iyo conditioner
shampoo wuxu
Dhalaliya timaha, jilciya, una sahla inay si
Fudud u fedhman, sidoo kale
Inay timuhu dataan ka hortaga.
Conditioner. Timaha wuxu siiya
Qoyaan saa, id ah, dhalaliya, wuxuu wayneeyaa qarada timaha
Culayska. 296ml

07/03/2022

Daawo dabiici ah
Oo aan lahayn wax yeelo
Anay ku jirin wax kiimikaal ah
Hadii aad u baahan tahay nagala soo xidhiidh
WthsApp 0637530331

05/03/2022

Alaaboyin Dabeeci Ah.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Hargeisa
252