Xamse-indho
Wixii la qoraa quruumo kahadha barta aqoonta iyo xadaarada ee xamse indho
Lama helo wadaadoow waxaan cidi u hawshionee
Naftaa loo hantaaqaa waxaad hiigso leedahaye
By Abwan Tima-cade AHUN
Waligaa ma badali doontid noloshaada,
Ilaa....
Aad badasho shay aad maalin walba samayso.
HA SALUUGIN WAAYAHA
ADUUN SUBAXBA WAA CAYNEE
Inta aanad hawlgalin barashada naftaadaa
Horta laga bogtaayoo baryo la isku hawlaa.
Ismalure.
عيد مبارك كل عام وأنتم بخير أمة المسلمين 🥰
Magaalada ayaa lagusoowareegaa farxada ciida darted iyadoo la akhrinayo takbiir
16/03/2023
NIN AWOOD LEH 💪🧠
4 qodob oo aad kaga carari karto "miskiinbaa misko la fuulo leh".
1. ku xidhnaanta iyo talo saarashada ALLAH, waxwalba isagay gacantiisa ku jiraane.
2. kordhisashada aqoonta, waayo aqoontu waa awood.
3. Ogaanshaha meelaha aad ka jilcan, tahay si aad u xoojiso.
4. U diyaar garoobida dagaal si aad nabad u hesho.
06/03/2023
U FIIRSO Haddii aanad maamuli karin maskaxdaada (afkaarta soo galaya) oo lagula maamulo wax alaala wax kale oo aad maamuli kartaana ma jirto noloshaada.
Tate.
06/03/2023
Garaadku wuu fikiraa waxaana uu fikiraa xogta soo gashaa kolba nooca ay tahay.
Ismalure.
Shirkadaha social mediaha si ay u xadaan waqtigaaga iyo energy gaaga waxa ay shaqaalaysiiyaan attentional engineers kuwaas oo ku takhasuusay qabashada attention qofka, bal u fiirso YouTube markasta oo aad gasho muuqaalada aad xiisayso noocooda oo tiro badan ayaa uu kuhorkeenayaa.🤔
Dad is haysta oo la haysto
Isku haysan in la haysto
Isku haysta dad wax haysto
Waxna hysan waa somali
🤔
3 SABABOOD MIDKOOD UUNBAA FAQRI KAADHIGAYA
1. Inaad caajislaw tahay.
2. Inaad doqon tahay.
3. Inaad jaahil tahay.
By. ANDREW TATE.
Waqtiyada ugu fiican wax akhriska.
1. Markaad qaadatid hurdo kugu filan kadib.
2. Salaadaha kadib siiba subax iyo maqrib.
3. Marka ay naftaada aad u faraxsan tahay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
