Abwaan ismaciil jiheeye
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan ismaciil jiheeye, Health/Beauty, Hargeisa.
Beautiful page man blue fc
16/10/2023
Qofka Dhintay ma Tukan karo Qofkii aan Tukanna Ruux Nool kuma Jirto waayo Ruuxdu Rabigii Awuuray Xiriirkii bey Quudataa ☝️😇
Qofka Nool kan Dhintay waxa uu uga Duwan yahy ayaa ah inuu Xiriir la Sameyn karo Rabigii Awuuray hase ahaatee Qofka aan Rabigii Xusin Asigoo Nafta heysta Qof Dhintay wax ma Dhaamo wa tuu Rasuulka NNKH uu yiri
(مثل الذي يذكر ربه والذي لا يذكر ربه مثل الحي والميت)
Caruur aan Caqli laheyn io Ciroole Caafimaad-daro heysata, Qof aan Xubnihii Taam aheyn io Qof Tamar buuxdaba sidan meeshey ku Tukadeen Qofkii ku Tukan Salaada Ruux Dhintay muxuuba Dhaamaa 😌
26/05/2023
Sawirkan Waa la Doortay.
Ardaynimo.
Dad qofkii wax kugu taray
Daacad kuugu hagar baxay
Kaaga doonay meel adag
Waxuu galay wax doorsada
Si kadiiran uga celi''
Abwaan ismaciil jiheeye
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
