Hodman xaaji
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hodman xaaji, Health/Beauty, 0634138842, Hargeisa.
Waa kas ma waxaan yuhuudu aan u cararbaa 60kii sane ee samali xoriyada haystay waa 30 ay Nala dagalamayn iyo 30 ay dunida nagu dirayeen bal dhaysata ninkaa weybi waxa uu ku hadlaayo
Wixii h**e in wax Laga bartaa
Waxa wax Laga xumada in maanta umada somaaliyeed aayahooda garan waayan
Oo marba siyaasi guracani uu dantiisa ku fushado
Daya magaladii magdisho waxa maanta iyo xalay ka dhacay
Waxa Halka dhigay nin shalay ay maamulkiisa Soo arkeen
Hadab bulshay waa kaas ninka doonayo inuu idin xukumo
Qoriga qaatay si uu ujeedkiisa u gaadho
Meeday lexjecladii dadka iyo dalka ma waxa ka qiimo batay kursigii uu shalay ku fadhiyay ee Soo maray
Ma waxaa uu u samri Kari wayay umadiisa maanta ka Soo kabnaysay burbur mudo dheer haystay mise danahaa ka waynaaday
Aad ayaan uga xumay waxa ka dhacay magaladii muqdisho
Manshaa allah rabiyow anagan nagu sin
Ma arag muuqal ka qurux badan muuqalkan
Bal maxaad ku qiyadi lahaydeen idna
Happy 18may
Horta somaliya ma saddexdan nin uun baa isku dhidhibaya markaan reer somaliya ha codsadan siyaasi kuwii h**e ka duwan
Wixii h**e war Soo dhaaf tan way Soo socotaa
Cadaw jabiye hblyo Somaliland
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
0634138842
Hargeisa
