Axmed Daahir

Axmed Daahir

Share

Alxamdu lilahi

24/02/2026

Dhameystir eraygaan hadaad tahay qof maskax fiican 👋🧠

01/02/2025

Sannad-Guuradii 31-aad Ee Aasaaskii Ciidanka Qaranka Somaliland

W/Q: Cali Cabdi Coomay

2-dii bishii Feb ee sannadkii 1994-kii ayey si rasmi ah u bilaabmatey hub-ka-dhigistii maleeshiyaadkii garabyadii SNM.

Hub-ka-dhigista waxa laga bilaabay Garoonka Kubbadda cagta ee Hargaysa Istaadyoon, waxaan halkaasi hubkoodii ku wareejiyey Ciidankii Sancaani, waxa aanay sameeyeen Gobonimo iyo dhiiranaan tii ugu weynayd abid.

Ciidanka Qaranka ee aynu maanta arkayno halkuu taagan yahay, waxa seeska u taagay Ciidankii Sancaani ee hubkoodii ku wareejiyey Xukuumaddii Maxamed X. Ibraahin Cigaal. Waxaana bilaabmay hannaanka geeddi socodka nabadda ee dhisidda ciidan Qaran oo dalku lahaado. Si looga guuro hab-beeleedkii ciidanku u dhisnaa, oo looga dhigo kuwo dawladeed, waxa loo qaybiyey ciidankii SNM ahaa Afar Qaybood oo kala ahaa , Ciidan Qaran , Boolis , Asluub Iyo Ciidanka Birmadka. Dharaar weliba tilmaan leh, maalintani waxa ay tilmaan gaar ah ku leedahay Qaranka Jamhuuriyadda Soomaalilaan.

Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Iyo Go’aankii Taariikhiga Ahaa.

Iyada oo la isugu tegay Garoonka Hargaysa Istaadyoon si looga tashado sidii hubka looga dhigi lahaa Maleeshiyaadkii hubaysnaa ee garabyada SNM ka tirsanaa, ayuu Suldaan Maxamed Suldaan Faarax (AHN) oo ku suntanaa suldaankii halganka ahaana suldaanka guud ee Beesha Arab ayaa ka dhexkacay madax-dhaqameedkii ku sugnaa madasha, kuna dhawaaqay go’aan ka farxiyy Beelaha Soomaalilaan waxa aanu yidhi “Beeshayada ayaa kow ka noqonaysa hub-ka-dhigista , haddii billad lagu bixinaayo iyo hadii shahaado lagu bixinaayo, anagaa ugu horraynna.”Ka dib ciidanka muusiga baanboyda ayaa u tumay heestii astaanta calanka Soomaalilaan, halkaasni waxa ka dhacay mashxarad iyo damaashaad aan la soo koobi Karin.

Sh. Ibraahin Sh. Yuusuf Sh. Madar ‘AHN’ oo ahaa guddoomiyihii Golaha Guurtida, ayaa hadal kooban oo duco iyo bogaadin isugu jira madasha ka jeediyey, waxa ku xigay Madaxeyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo khudbad dheer ka jeediyey goobtii

30/01/2025

Wali waxa socda dagaalkii saaka ka bilowday shangeed oo u dhaxaysa Qurilugud iyo Buuhoodle Ciidan beeleedka SSC ayaa dagaalku soo qaaday Ciidamada G36 iyo SSB

Dagaalka oo ilaa hada socda waxa ku jira ciidanka qaranka Somaliland dhinooca Ciidamada SSB iyo G36 ayaa qayb wayn ka ah Dagaalka.

Dhimasho iyo dhaawac ayaa jira labada dhinac ah.

20/11/2024

Waxan leeyahayi saxanee
Waa tagayi . Laaki dhuulki
Dayarta haa loo soo celiyo
Iyo dhuulki danta guud haa
Ee muuse ka ibiyai ganacasatada
Oo ayi ka midtahayi 1 layinka boliska
2 xananadi enw hargayisa
3warshadi kabista
4 carwada ku xigta tiyatarka
Burta kala jeexan

19/11/2024

Madaxweynaha la doortay ee SOMALILAND Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxaa uu galabta kulan Mahnaq Iyo bogaadin ah la qaatey haldoorka, siyaasiyiinta Iyo Haweenka Beesha Habar Awal Ee doorka weyn ka soo qaatey guushii uu xisbiga WADDANI ka soo hoyey doorashadii dalka ka dhacday .
Kulakan oo ka qabsoonay hoyga Gudomiyaha xisbiga waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Xirsi Cali X Xasan , Gudoomiye ku xigeenada xisbiga iyo Xoghayaha Guud

31/10/2024

Huwaneey Waxad isleedihin Doorashay kujeedane ka faa idayzta Laakin Wadkiini Ayaa Soo Radsateen faqasheey💚🤍❤️🦁✊️💪

10/08/2024

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaji Xasan oo ka hadlay arimaha doorashooyiinka una jawaabay xukumada ayaa yidhi.

"Doorashada natiijadeeda in la gaadho waxa ka horraysa doorashada oo la galo, ee doorashada uun gala, cidda badisa waa la arki doonaaye!"

16/08/2023
16/08/2023

Somalinda guul somalinda guul

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa