Hiil iyo hagardaamo jacayl

Hiil iyo hagardaamo jacayl

Share

Madadaalo waxka baro waaqaca

Photos from Hiil iyo hagardaamo jacayl's post 23/08/2022
21/08/2022

Ahln asxaabtayda

11/08/2022

ALAHAYOW KHAATUMADA KHYR NOOGU KHATIN

02/03/2022

Asc asxabtyda qaaliga ahay ku xidhan page kan

18/01/2022

Aadbaanu usoo dhoweynaynaa dooda barlamaanka ingiriiska

Photos from Hiil iyo hagardaamo jacayl's post 08/12/2021

Badhasaabka godoomiyeha gobolka sanaag proff ahmed iyo weftida uu hogaaminayo iyo soodhoweynta balaadhan ee uu kala kulmay dhamaanba deegaanada gobolka hanbalyo run ahaantii waxaan u arkaa inuuu wax weyn kabedeli doono xaaladaha kala duwan ee ku xaydaaman gobolka

Dhanka kale waxaan ka hambalyeynayaa siyaasiga dada yar ee indheer garadka ah e siyaasi abdicasiis Cabdicasiis Jalawo

02/12/2021

Asc

19/10/2021
18/07/2021

WAA QISO DHABA

Waa wiil Soomaaliyeed oo reer Hargeysa ah, hase ahaatee, xilli xilliyada ka mid ah cumro u tagay xajka barakaysan ee Maka. Cumradaas uun kuma uu eekaan ee waayuhu waxa uu la kulmiyey gabadh Soomaaliyeed, oo halkaas uu tegey ku noolayd isku magaalana ay ka yimaaddeen. Inantii kalgacal ayuu u qaaday, oo kolkii uu Maka ka soo noqday kagama uu iman sidii uu ku tegey, ee waxa uu soo noqday isagoo soo cumraystay, asee tebeya waax ka mid ah, taas oo ah inantii ay halkaa isku barteen.

Aslanba, qiimaha shay weliba wuxuu ku xidhan yahay inta uu kuu jiro, ee aad heli karto. Haddii aad haysatidna, badanaa muhiimad saasa kuuma laha. Jacaylkuna waxaaba la sheegaa marka uu ugu daran yahay, inay tahay kolka labada qof kala fogaadaan, ee xuduudaha samayska ah iyo badda mawluhu ku kala badhay kala hor taagan yihiin ay aad iyo laxaad isugu hilloobaan.

Labadoodiiba aaladda internetka ayaa marin ay farriimaha iyo codadka isu mariyaan u ahayd, halkaas ayayna sidii kuwo wada jooga isaga warqabeen. Iyagoo jecaylkoodii iyo xidhiidhkoodii u socdo oo figta maraya, ayaa waa adduunyee wiilka aabbihii geeriyooday.

Waa aabbihiisii cumrada u diray, oo carruurta kalena ay isaga dhawaayeen. Geeridaasi waxay wiilka jacaylka la daranyaysnaa ku ahayd fallaadh waayuhu kusoo ganay, oo meel xun ka haleeshay. Isagoo geeridaas la daalaa dhacaya ayaa culays kale ugu biiray, naftii uu jeclaa ayaa maalin soo wacday oo u sheegtay in wadnuhu xanuunayo! Dhakhtar tag ayuu kula taliyey, dhakhtarkiina war wanaagsan ma sheegine, xaaladdeedii ayuu ka sii dayriyey oo qalliin ayuu xal uga dhigay. La qal se kuma ay ladnaan. Tirabana saddex qalliin ayay martay, iyadoo kii u danbeeyey la yidhi farsamo xumo qalliinnadii h**e ah ayaa ku heshay, oo xiddida dhiigga ee wadnuhu ma shaqaynayaan, sidaa darteedna waa in tuunbooyin laguu geliyaa.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu
Hargeisa
S