Nujuum Online Market
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nujuum Online Market, Beauty, cosmetic & personal care, Hargeisa.
Nujuum Online Market waa meherad aad ka helayso dhammaan natural skin care, miisaan dhimis dabiici ah iyo sido kle inad misankaga ku kordhiso qaab dabiici ah
Wxad naga helysa wax katsa oo khuseeya skin care and beauty
Soo dhawaada
17/08/2022
Nujuum Online Market] wxa ay bixinaysaa give away ka soo ah personal care dhammaystiran o ay ka mid yihiin:-
1. Aloe vera tooth gel
2. Aloe ever shield/ deodorant
3. Aloe lips
4. Aloe avocado face and body soap
Hadaba sidee uga qayb gali karta?
1. Inaad follow garaysa Nujuum Online Market] instagram iyo facebook ba
2. Inaad 3 qof ku tag garayso postgan
3. Inaad story gaga soo dhigto naguna soo mention garayso
Waxan soo shegi doona 25 August insha Allah qofka ku guulaystay 🎉
Best of luck !
17/08/2022
QIIMO DHIMIS.
⏰17 ilaa 25 August 2022.
Wxa lagugu sameeyay qiimo dhimis dhamaan alaabtan
Ka dooro kana dalbo
📱252634740882
22/07/2022
19/07/2022
☎️0634740882
19/07/2022
Kasoo dalbo ☎️0634740882
22/06/2022
☎️0634740882
22/06/2022
Iska jar baruurta adoo isticmaalaya C9 programme
Wuxu ka caawinya inuu ka rido misanka si dabiiciya
Kasoo dalbo ☎️0634740882
22/06/2022
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
