Muuqo Online Market

Muuqo Online Market

Share

Waxaanu kuula Diyaar nahay product Fiican oo Tayo leh iyo qiimo macquula Oo ku raaligaliya

14/08/2021

Ha moogan Daawo Dabiiciya taaso ka Baabiinaysa Xubnaha jidhkaaga mad madawga Mudo Aad u Kooban

11/08/2021

Saliida ALPHA-E FACTOR waa saliid ay ku jiraan Vitamins ka ay ka Midka yihiin A,E,C iyo Saliida kale oo maqaarka u wanaagsan
Faa'idooyinka Ay leedahay waxa ka Mid ah
● Waxa ay ka qayb qaadataa Nadiifinta wajiga
● Waxa ay ka Hortagtaa Laab laabka iyo jactatka wajiga ( calaamadaha gabawga) iyada Oo taa bedelkeeda ka dhigaysa wajigaaga mid giigsan oo nafaqo leh
● Waxa ay ka hortagtaa Dildilaaca iyo qalaylka wajiga


Nagala soo xidhiidh : 0637232596

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa