Xanaan beaut salon

Xanaan beaut salon

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xanaan beaut salon, Beauty, cosmetic & personal care, Hargeisa.

Photos from Xanaan beaut salon's post 09/05/2024
30/03/2024

Cabyadii xabada kaa tala wana 56
So dhawada hablo 👍

25/10/2023
13/01/2023

Asc azxapta
Igu xidhan
Inan shaqo guri hadaad haysan
Ilaa so xidhiidh siya tell633679333 mahad sanidiin

18/12/2022

Saadaali natiijada Ciyaarta oo ku guulayso $35
Shuruudaha saadaasha natiijada ciyaarta finalka Argentina vs France

1. Like iyo follow saar page-ka IIB UJoog Online
2. Share sii Postigan.like na saar Bostiga
3. Qaybta comments-ka ku soo qor natiijada saadaasha ah.
4. Saadaashu waxay ku eegtahay 6:00pm marka ciyaartu bilaabanto.
5.Haddii laba qof ama ka badan ay si sax ah u sheegaan natiijada saadaasha, waxa guulaysnaya qofka ugu soo hor qoray.

07/09/2022

“ Ma ogtahay in xanuunka ay hooyadu dareento xiliga fooshu uu ka xanuun badan yahay 20 lafood oo jidhkaaga kamid ah oo halmar ku jaba “

Bal ka waran hadii 20 lafood mar ku Jabaan xanuun intee leeg ayaad dareemi lahayd ?Dabcan noloshuba wey kugu adkaan lahayd,hadaba hooyadaa xanuunkay ka martay dhalashadaadii ayaa 100 jeer ka badan kaas 😢😭❤️

Ha gudbin adoon hal duco u reebin Hooyadaa siina gudbi si qof kastaaba uu qalbiga uga duceeyo Hooyadii ❤️

Eebe haynoo xafido maamooyinkeen intii dhimatayne haw naxariisto 🤲🤲

03/09/2022

Asc azxapta igu xidhan
Qofki garanyaa
Inan shaqo dona in ay ila so xidhiidhto tell 633679333

Diyar macmiil 29/08/2022

Diyar macmiil

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Hargeisa