Carafa Dental Care

Carafa Dental Care

Share

Dhakhtarka afka iyo ilkaha ee CARAFA waxa uu ku diyariyay adeegyo tayo leh.

29/11/2025

Maxaad ku dooran kartaa dhakhtarka Carafa Dental Care ..

☎️ 0634609266
📍 Masalaha Galbeed Cosob Area

27/11/2025

📢 Maalin wanagsan macmiil
Xilima aya kugu danbaysay in aad booqato dhakhtar ilkood?
waxa ay kuu diyarisay program aad kula soconayso caafimadka ilkahaaga iyo kuwa ubadkaaga si aad uga mid noqoto macamisha ka faidaysta program kan nagu so booqo dhakhtarka oo kuyala xafada masalaha Galbeed ,Cosob Area.

☎️Tell:063-4609266.

27/11/2025

Carafa Dental Care
Ilko Qurxin Tayo leh....

26/11/2025

📢Macmiil ka faaidayso fursada aan ugu talogalnay macaamiishena bisha December Booqo Carafa Dental Care oo KU XIDHO BIRTA ILKAHA KALIYA $20 Sido Kale tobanka qof ee u horeeya ilka Gelin u baahan waa 50% ( Qiimo dhimis)

☎️ 0634609266
📍 Masalaha Galbeed Cosob Area

26/11/2025

Carafa Dental Care
Sifeynta ilkaha Waa ka hortaga khatar kusoo socota ilkahaaaga.

26/11/2025

Carafa Dental Clinic

Ilko Buuxin tayo leh

26/11/2025

Carafa Dental Care
Ilko gelin Tayo leh....

26/11/2025

Carafa Dental Care

Ilko gelin tayo leh

28/07/2024

Insha alh weynu Kasoo Hadli Doona Cirid Bararka muxu Yahey, waxa keena Iyo Sida LooLa tacaalo

28/07/2024

Dhakhtar iLkood Bukaan socoda looma Baahna... lakin Dadkii ehelka U ahaa ba Lo Bahanyey

Photos from Carafa Dental Care's post 28/07/2024

Faa idada ay Leedahey in La Nadiifiyo Qalabka iLkaha..
- Doorka U weyn ee Qalabka Loo nadiifinta wa in goobta Laga ilaaliyo in Xanuun Lagu Kala qaado
- in Bukaan loo shaqeynaayey helo Kalsooni Dhabba Taaso Ka imaneysa in logu shaqeeyey qalab madiifa
- in goobta Lagu shaqeynaayo Laftarkedu nadiif Noqoto.
- in Dhakhtarka Shaqeynya Iyo shaqalihiisuba noqdaan dad Nadiifa
- in Qalabka La isticmaaley Si Fiican Lo (Sterilization Gareya ) nadiifiya .

-nadiifin Haboon Same Dhakhtar

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
Tuesday 07:00 - 12:00
Wednesday 07:00 - 12:00
Thursday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 12:00
Sunday 07:00 - 12:00