Iftiinka diinta islaamka

Iftiinka diinta islaamka

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Iftiinka diinta islaamka, Health/Beauty, HARGEISA, Hargeisa.

30/08/2022

"Addoonsigu waa qofka mu'minka ah ee rabbigii is hortaaga isagoo u khushuucaya oo isku dulleenaya, baryaya, u sujuudaya, u rukuucaya. Sidaa darteed buu nabigeenna "SCW" na leeyahay - "Markaad rukuucsantihiin weyneeya rabbigiinna."

-Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil❤️💯

Iftiinka diinta islaamka
Nagu soo birr wllo

30/08/2022

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Camalada ilaahay (ﷻ) wuxuu ugu jecelyahay qof Muslim ah oo aad farxad gelisid, dhib haysata oo aad ka faydid ama dayn lagu leeyahay oo aad ka bixisid ama gaajo aad ka quudisid.»

→Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.

لا تنس أن الدال على الخير كفاعله

Iftiinka diinta islaamka
Page followe garee
Nagu soo biir wllo

30/08/2022

Joogteeya xawqalada
Oo ah 🌹🥀
لا حول ولا قوة إلا بالله

Oo macnaheedu yahay xeelad an wax ku qabsano iyo awood midna malihin Allah mooyaane.

Qowlkaas wuxuu kuu furaaya albaabo xiran, wuxuu kuu ifinaaya mustaqbalkaaga, wuxuu cusboonaysiinaaya awoodaada, waxaad xal uhelaysa dhibaatooyinkaaga dhan, waxaad gudahaaga ka helaysa awood cajiib ah oo aadan aqoon Meel ay kaaga timid.
Inaad dhahdo
لا حول ولاقوة إلا بالله

waxay la macno tahay inaad aqoonsatay daciifnimadaada iyo in aadan waxba qabsan karin ilaa xeeladda iyo awoodda ilaahay maahe.
لا حول ولا قوة إلا بالله

Ma ahan kayd jano kali ah ee waa kayd aduun iyo mid aakharo intaba...

■AWOOD IYO XEELAD MIDNA MALIHIN ALLAH MOOYAANE■

لا حول ولا قوة إلا بالله🌹🌺🍀

Iftiinka diinta islaamka

30/08/2022

اعْلَمُوا أَنَّمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا لَعِبٌ وَلَهْوٌ وَزِينَةٌ وَتَفَاخُرٌ بَيْنَكُمْ وَتَكَاثُرٌ فِي الْأَمْوَالِ وَالْأَوْلَادِ ۖ كَمَثَلِ غَيْثٍ أَعْجَبَ الْكُفَّارَ نَبَاتُهُ ثُمَّ يَهِيجُ فَتَرَاهُ مُصْفَرًّا ثُمَّ يَكُونُ حُطَامًا ۖ وَفِي الْآخِرَةِ عَذَابٌ شَدِيدٌ وَمَغْفِرَةٌ مِنَ اللَّهِ وَرِضْوَانٌ ۚ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ ﴿20﴾
20. Ogaada keliya nolosha adduunyadu waa ciyaar iyo maadeys, iyo dhaldhalaal iyo faan dhexdiinna ah, iyo maal iyo ubad badsi. Waa sidii roob, beeralayda uu cajabiyay daaqiisu, kadibna qallalaya, oo aad arkaysid isaga oo hurdi noqday, kadibna xaab burburay noqonaya. Aakhirana waxa ka jira cadaab daran, iyo danbidhaaf Eebbe ka yimi iyo raalli ahaansho. Nolosha adduunyadu ma aha wax aan ahayn raaxada dagitaanka.

سَابِقُوا إِلَىٰ مَغْفِرَةٍ مِنْ رَبِّكُمْ وَجَنَّةٍ عَرْضُهَا كَعَرْضِ السَّمَاءِ وَالْأَرْضِ أُعِدَّتْ لِلَّذِينَ آمَنُوا بِاللَّهِ وَرُسُلِهِ ۚ ذَٰلِكَ فَضْلُ اللَّهِ يُؤْتِيهِ مَنْ يَشَاءُ ۚ وَاللَّهُ ذُو الْفَضْلِ الْعَظِيمِ ﴿21﴾
21. U orda danbidhaafka Rabbigiin iyo janno ballaceedu yahay sida ballaca cirka iyo dhulka, oo loo diyaariyay kuwa rumeeyay Eebbe iyo ergooyinkiisa. Kaasi waa dheeraadka Ilaahay, waxaanu siiyaa cidda uu doono; Eebbana waa mid leh dheeraadka weyn.

–سورة الحديد
Iftiinka diinta islaamka
Wllo fallow na soo dheh wllo

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


HARGEISA
Hargeisa