Forever bussiness owner
so dhawaada fadlan like saar page ka
18/10/2023
02/11/2022
SOMALILAND: Wax ka ogow halkay ka timid cadhada iyo colaadda uu Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan u hayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.
Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan wuxuu is lahaa dalka waxaa Madaxweyne ka noqday Madaxweyne aad laf hoose isku tihiin, wuxuu is lahaa Madaxtooyada ayaad xafiis ku yeelan doontaa oo mararka qaarkood wasiirada la magacaabayo ayaa wax lagaa waydiin doonaa😂. Wuxuu moodayey inuu salaadiinta kale ka awood badnaan doono. Wuxuu sugayey inay salaadiinta kale ee Jamhuuriyadda Somaliland isaga soo mari doonaan oo masuulka ay xil wasiir la doonayaan ay ku odhan doonaan naga wastee Madaxweynaha. Suldaanku wuxuu moodayey in lagu qaadi doono mid ka mid ah gaadiidka mad madow ee Madaxtooyada😂
Hadaba taa bedelkeeda Madaxweyne Muuse iska daa inuu Suldaanka wax waydiiyee wuxuu si cad ugu sheegay adeer waxaad la mid tahay salaadiinta kale ee dalka, waan handaraabay xoolihii umadda ee lagu aamusiin jirey salaadiinta ee orodoo dhaqankaaga ku eekow halkan meeli kaaga ma banaanee. Taas ayaa ku riday u qaadan waa, cadho iyo inuu si toos ah u colaadiyo. Waa midhkaa midhka meesha yaala ee u dhexeeya Madaxweynaha iyo Suldaankiisa.
Aad iyo aad ayaan ugu hambalyeynayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo aan si gaar ah u soo dhaweysan beeshiisa haday yihiin masuuliyiin siyaasadeed iyo madax dhaqameed toona. Talaabadani waxay cadeyn u tahay siduu Madaxweynuhu uga fog yahay qof jecleysi iyo qaraabo kiil.
Dhinaca kale dhaqankeena markaynu ka eegno Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu ilaaliyey dhegta dambe iyo sharafta beeshiisa oo aan berito la odhan doonin xoolo umaddeed bay ku qaateen awoodda Madaxweynaha oo ka soo jeeday beeshooda.
Bulshada Somaliland waxaan leeyahay ha soo dhaweysanina haddaad aragtaan siyaasi ama madax dhaqameed ka soo jeeda beesha Subeer Awal oo caayaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi. Kuwaasi waa
Ramadan karim macmiisha qaliga
16/02/2021
Bishaaro
Asc macmiilkeenow.. ma ogtahay 9 bari kaliya in aad iskaga rido karto cayil gaadhaya 12kg adoo aadin.
Waa product la hubo ...soona Saartay shirkad ka shaqaysa 160 wadan.....
Alaabtu waa dabiici wax dhib ah malaha.
Goob walba waa lagugu keeni si bilaash...
C9 vera
Markhaati waa kuwani dadkii isticmaalay...
La xidhiidh http://wa.me/+2520659349803
16/02/2021
Wajigaaga maku badantahy salidu maka cabata finan aaykugu keento waxankuu hayna cream dabiiciya oo wajiga ka yaraynaya saliida
Qiimaha 16$
Whats app 0659349803
16/02/2021
Waa sabun kasameysan avacado waxay kaa cawinaysa nidifinta wajiga io dhaman jidhka sido kale waxay ka babinaysa finanka yaryar ee wejiga sida fin doobka
Qiimaha 7$
Whats app 0659349803
23/01/2021
Waa shaah kaa dhimaya miisaanka jidhka
Qiimaha 25$
What's app 0659349803
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
