Riima Beauty Salon
Kusoo dhawaada Riima Beauty Salon oo Aad Ka Heli Kartaan Dhamaan Qalabka Lagu Qurxiyo Dumarka
10/04/2023
Azc hablo kuso dhawad cilaanki EiiDka Oo. Noc kastaa❤️io walipa timo Dabistii. Yaan la mogaan
09/04/2023
Azc Hablo kuso dhawada. Riima Beauty Salon oo. Idiin Diyarisay So dhaween her sare ah. munasibada.Eiida Awgeed Waxd ka heli. Dontaan cilaanka ama saad u TaQanan xinaha. Oo noc kasta isgo khaamir ah io isgo madow ah io isgo casan ah ba sido kle waxan mesha ka. MaQanan. Donin Dabista io tidica timaha sido Kale mek up ki o noc kasta munsibad Eiida awdedna lagag jabiyay inti h**e hadab is diwaan galintu way socta yaaan. la MoGaan Hablo🥰🙏.
Wxad nagala Soo. xidhidhi kartaan nabarka (0634817758
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
