Aloe Vera Online Market
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aloe Vera Online Market, Health/Beauty, Hargeisa.
26/02/2020
Waxaan ugu bushaaraynaynaa Bulsho weynta Somaliyeed in aan idin keenay Alaab Dawooyin Dabiici ah (Natural products) oo tayadooda iyo waxtarkooda aad loo hubiyey kuwaas oo Maraykan laga keenay oo ka kooban living products sida;
1. Kiriimo wajiga loogu talogalay oo tayo sare leh (skin care)
2. Kuwo miisaanka ah (weight management)
3. Kuwo xanuunada guud lagu daweynayo,tusaale ahaan; Gaastariga, dhiig karka, qalalka ama faaliga, werwerka iyo iwm.
4. Kuwii ilkaha haday tahay ciridka ama ilkaha oo ku xanuuna ama madow uu fuulo (Dental care).
Hadaba macmiil hadii aaad xiisaynayso ama aad u baahantahay nala soo xidhiidh Call ama WhatsApp 00252636929144.
Fursad ganacsi oo permanent ah oo aad ku shaqaynaysanayso hab online ah.
Hadaad xiisaynayso nagala soo xidhiidh WhatsApp ama Call 0636929144.
26/02/2020
Qaybta ragganimada, hamada iyo taranku Waa product dabiiciiya oo aan wax side effect ah lahayn lagana so saaro wadanka Maraykanka tayadeeduna aad u sarayso.
N.B: waxa jirta qayntii dumarka iyaduna ee ha moogaanina.
Wixii faahfaahina WhatsApp ama Call +25263 6929144.
26/02/2020
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxaan kuugu bushaaraynaynaa in aan kuu hayno Fursad ganacsi oo dahabi ah taas oo ah Company ka mida kuwa ugu waaweyn dalka Maraykanka kaas oo in ka badan 42 sano jiray kana hawl gala 160 wadan oo dunida ah, waxa uu ku shaqeeya hab online ah ee hadaba:
- Ma tahay qof shaqo doon ah?
- Ma doonaysaa in aad xornimo dhaqaale gaarto?
- Ma leedahay hammi sare?
- Ma tahay qof fir fircoon ?
- Ma doonaysaa in aad ku samayso habka dhaqaale ee dunidu u guurtay ee online ka ?
Haday jawabtu tahay haa fadlan la xidhiidh wixi faah faahin ah Call ama WhatsApp +252636929144.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
