Cukayr Online Market

Cukayr Online Market

Share

my page about business

26/02/2021
25/02/2021

Isbadalku waa mid adiga ka bilaabma

25/02/2021

Qof kastaa Dunida ku Nooli malin-buu Bilaaba hayaankiisa Nololeed iyo wajihida Mustaqbal kiisa danbe waa malinka aad Naftaada La Gar-Naqsaato Ee aad ku qan Cinaso wax aanay h**e waligeed iskugu Dayin Ama shaqo aanay waligeed h**e u qaban, balse hadii ay naftaadu ka awood badiso Oo ay kugu qan ciso waxaa ma qaban kartid, waa malinka kaliya Ee aad khasaartay Ama guuldaraysaty, Ogowna wax kastoo gushada kugu Jihaynaya Oo dadaal u baahanba way ka soo horjedaa Naftu , adigu Noqo mid marwalba posative ah , naftiisuna ay ka Amar qadato Una horseedi kara tubta Guusha,

fu,ad

25/02/2021

Noloshu inooma ogola inay dib inoo celiso si aynu usoo saxno wixii aynu soo xumaynay. Waxayse inoo ogoshahay inaynu hagaajino waxa soo socda si aynaan u xumaynin .

25/02/2021
25/02/2021

Markaad jihaadayso, ila xasuusnoow awoodda rajada! Dedaalka daacadda laga yahay laguma hungoobo.... dareen taabad badanaa erayada Michelle.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
252