Nimo Online Market

Nimo Online Market

Share

Nimco Online Market is a business privately held multi-level marketing that markets aloe vera-based

04/02/2021

Quruxsan Gifts and decoration

04/02/2021

Decoration and sales marketing

13/05/2020

*SUAALO MUHIIM AH OO KU SAABSAN GANACSIGEENA SHIRKAD CAALAMIGA AH EE FOREVER LIVING PRODUCTS*

Waamaxay shirkada caalamiga ah ee forever ? Waa shirkad caalami ah oo *AMERICA* laga leeyahay kana shaqaysa wadamo dhan 166 . shirkadu waxay soo saartaa kana ganacsataa Alaabo dabiici ah waxaana ka mid ah Qaybta daryeelka jidhka oo dabiici ah (Natural cosmatics) ; daawooyin herbal ah ; qaybta daryeelka timaha ; qaybta maaraynta miisaanka kordhin iyo dhimis labadaba .
Alaabtani waa alaab laga sameeyey shayo dabiici ah dhamaanteed waana alaab baahideedu xad lahayn dhulkeenii iyo meelo badan oo caalamka ka mid ah .
DAAWOOYINKA aan hayno : KUWA Qurxinta dabiiciga ah ee jidhka iyo wajiga ; daawaynta dhaawacyadii kimikada sida finanka ; gud-guduudka wajiga ;haarta etc ; daawaynta xanuunada guud sida gaaska ;baabiisiirta ; qaybta taranka ; qaybta lafa xanuunka iyo qaar kale oo badan ; qaybta timaha bidaarta iyo jajabka intaba ; qaybta miisaan kordhinta iyo qaybta miisaan dhimista run ahaan alaabteena aad bay u badantahay qoraalkani koobana ma aha mid aan kusoo koobi karo waxtarkeeda :
*SIDEE AYAA LACAG LOOGA SAMEEYAA SHIRKADANI ?*
Shirkada waxaa looga shaqaystaa laba qaab waxayna kala yahiin qayb ganacsi ah oo aad alaabta kusoo iibsanayso ID ga aad ku dhex yeelan doonto shirkada taas oo kuu saamaxaysa qiimo dhimis balaadhan marka sicirka suuqa loo eego kadib faaido balaadhan ayaa xagaas kaa soo gali .
Qodobka *2aad* waa in marka aad gaadho darajada loo yaqaaan *assistant supervisor* oo ah darajo lagu gaadho *2CC* dollar ahaana noqonaysa *430$* taas oo aad kusoo iibsanayso alaabta noocyada aad ikhtiyaarto . darajadani waxaad awood u yeelan doontaa in aad lacag ku samayso nidaamka shaqaalaysiinta oo ah in aad dad badan gaadhsiiso fursadani iyadoo abaal marin bil ahaan ah ku siin doonta shirkada . lacagta aad ka helayso qofkiiba inta darajadani aad ku jirto waa ilaa *95$* qofkasta oo aad shaqaalaysiiso . Waa lacag aad u badan sow ma aha xaqiiqatan ?
*OGOW :* lacagta aad ka samayn

Photos from Nimo Online Market's post 09/04/2020

bushaaro bushaaro kusoo dhawoow fursada ganacsi oo bilaasha matahay qof shaqo doona ma kudaashay inaad CVgaaga shaqo ku hesho waxaan kuu haynaa fursad aad kaga raysan doonto shaqo la ida taas oo aad ku nqon doontid qof isku filan oo nolosha horumar ka gaadhid nagala soo xidhiidh Tell:0634073653

07/03/2020

Thank you for contacting Cozmutics! Please let us know how we can help you.🙏🙏

Ogaysiis
Fursad ganacsi oo dahabi ah
Ma tahay qof shaqo doon ah?
Madoonaysa in aad xornimo dhaqaale gaarto?
Madoonaysa in aad samayso habka dhaqale ee dunidu u guurtay online ka?
Shirkada Forever living products waa shirkad la aas aaasay 1978.
Oo hda jirta mudo 40sano ah kana shaqaysa in kabadan 160 wadan ee dunida.
Waxayna kuu haysaa fursad ganacsi oo miro dhal leh kaso ay ku guulaysten dhalin yaro badan oo joga daafaha dunida.

Photos from Nimo Online Market's post 27/12/2019
22/12/2019
Photos from Nimo Online Market's post 18/12/2019

asc asxaabta qaaliga ah kusoo dhawaada oo herbal ah kana samaysan dacar kaas oo tushtushka wajiga ku samaysma ka biinaya kuna soo celinaya sidii sii h**e hada dalbo oo hada hel meelkasta oo aad joogto waad kasoo dalbn kartaa mahadsanid

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


University Of Hargeisa, 31may Distinct
Hargeisa