Zahra Beauty
SkinCare, Face wash, Hair care,
talooyin iyo hagid ku saabsan waji qruxbdan sida u heli lahaud
mask Dhuxusha e ugu qaalsan wajiga peel off mask gurigaaga ku sameeys
Wajiga Dulduleelka leh iyo sida Dabiiciga Ee loo Daaweeyo - Large Pores (Dr ck )
26/11/2022
Haaraha wajiga, nabraha, madmadowga, iyo caato nimada wajiga.
Dhamaan inta aan soo sheegay haddaa midkood ka cabaneyso, isticmaal alaabtaan.
🌼 Leebito(Yeast) (خميرة)(Faxisada burka lagu faxiyo)
🌼 Yoghurt(yogot) ama Caano midkaa heli karto.
🌼 Malab.
🌼Liin dhanaan
Zabaadiga, faxisada(leebitada) iyo liinta isku dar
kadibna malabka u dambeysii 🧡🧡
30 daqiiqo u sug kadibna biyo caadi ah ku dhaq.
waxaad soo qaadataa kareen jilciya jirka sida vaseline ama saliidda ilmaha yaryar.
Isbuucii 2 mar ayaa sidan sameyneysaa
🚫 Haddaa ku qabto xasaasiyo ha isku marsan.
BEFORE IYO AFTER HABEENKII WAJIGA WAXA U FCN EE AAN ISTICMAALO
SKIN CARE IYO WAJIGA SALIDA WAXA U FCN .
wajiga ku dhaqo 15 daqiiqo adigu guriga joogtid .😌
FINANKA WAJIGA SIDA UGU FUDUD EE LEYSAGA DAAWEEYO IYO WAXYAABAHA KEENO . Dr-faris
Category
Website
Address
Jigjiga Yar
Hargeisa
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Zahra Beauty posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
