Somali online shop

Somali online shop

Share

waa colgeed tayo leh oo sii fican ugu cadayan kartid

17/07/2022
16/07/2022

Si dabiici ah isaga nadiifi wasaqda ilkaha
Dhoole cadey maanta

07/07/2022

Macmiil ugu kalay alaab tayo leh oo lagugu sameeyay dalka mareekanka ahna dabiici ha moogan

11/05/2022

Wow masha allah alaabti timaha oo dhamaystiran macmiil hadaa dalbo oo hadaa hel

21/04/2022

Hadaa dalbo oo hadaa hel

16/04/2022

Waa shaah dabiiciya oo ka jaraya caloosha

16/04/2022

Waa shaah dabiiciya ka jaaraya caloosha

09/04/2022

Waa alaabta ugu nadiifinta badanmagaceedu waa marine mask Faaidadiisa wuxu dhalaliyaa wajiga sido kale waa nadafiyaha ugu fican ee wajiga loo adeegsado waxa isticmali karaa rag iyo dumarba macmiil hadda dalbo oo hadda hel

01/04/2022

waxa loo isticmaala in lagu yareeyo
Saamaynta daalka marka uu qofku shaqeeyo
Sido kale waxa loo isticmalaa muruqxanunka, kala
Qoysyada, dhan jafka, iyo dhabar xanunka. Dhinaca kale
Waxa loo isticmaali dhawacyada yar yar ee qofka ka soo gadha
Ciyaraha waxana isticmaali kara dadka waweyn iyo ciyaalka.

30/03/2022

Waa kolkeed dabiici ah oo uu wanagsan ilkaha kana dawaa qanja xanuunka iyo cirid dhiiga etc.
Macmiil hadda dalbo oo hadda hel

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Hargeisa