DR Ibrahin kooraan samatalis

DR Ibrahin kooraan samatalis

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DR Ibrahin kooraan samatalis, Health/Beauty, 634057347, Hargeisa.

31/08/2023

Garbaduub hadii looxidhoo
Gaadhna lagu meersho
Gacantii ninlihi goynayaa way gamurantaa
Nin walaalkii geed ugu jiraa geesi noqon waa

Photos from DR Ibrahin kooraan samatalis's post 20/10/2022
Photos from DR Ibrahin kooraan samatalis's post 20/10/2022

Sc waxaa maanta la bilaabay dayactirkii xabaalihii labaad ee kamida shan(5)xabaalood oo ku yaala degmada 31may ee magaalada hargeisa kuwaas oo lagu sameynayo xayndaab ama dayr
Hadaba muwaadin kaga qayb qaado waxii tabarucaad ah
Telesom 637244544 ama somtel 657626294

03/10/2022
03/10/2022

Berri aan yaraan jiray

23/08/2022

Abwaan qaaliya

11/11/2021

Mansha Allah
Allah swt ha ku guuleeyee waxaa hadda socda diyaarinta wadooyinka caasimada ee ay dawlada hoose fulinayso
Haddaba waxaan soo jeedinayaa laba talo oo mihiim ah
1 Dadweynaha dhismayaashoodu ay wadada ku jiraan ha ahaado
A: Barande meheradeed ama qalabka ay bakhaaradu is hordhigaan sida kuwa dhismaha somgasta I,w,m inay ka diyaargaroobaan agabkoodana ka urursadaan
B: Meheradaha yaryar sida kolayada qaadka, maqaaxiyaha, meelaha caanaha, chipsta ,Iwm
Inay baneeyaan waddada
2: Dawlada hoose waxaan kula talinayaa inay marka ay waddo kasta ay samaynayaan ay qorshohooda ku darsadaan
A :goobaha agabka qashinka lagu rido la dhigayo meheradaha hortooda iyo isgoysyadaba
B:Goobaha ay gaadiidka dadweynaha ee bulshada u shaqaynayaa sida
Basaska tagaasida l,w,m ay dhigaan dadweynaha kana qaadaan meelo baarkinfiican leh oo hadha kuraasna loogu sameeyo dadweynaha gaadiidka sugaya
C: Goobaha dhirbeerista loogu talo galo biyo hana laga waraabiyo biyaha roobkana iskood u heli kara
D: Goobo loogu talo galo in laga sameeyo taalooyin taariikheed , ama dhismayaal biliceed I,w,m
Masuul bulshadu hogaan bayrabtaa waxqabad muuqday rabtaa caasimad bilicleh oo geeska ugu qurxoon ayey rabtaa 🤚✋

ALLAH SWT AYAA MAHADLEH

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


634057347
Hargeisa