Ibnu Abii Colujoog
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ibnu Abii Colujoog, Health/Beauty, Hargeisa.
03/06/2026
Waxbarashadaydii heerka koowaad (Degree) ayaa si rasmi ah ii soo dhammaatay ee jamaacaadka new generation. Ugu horrayn, mahad oo dhan waxaa iska leh Alle SWT oo ii suurageliyey inaan heerkan soo gaadho.
Waxaan sidoo kale uga mahadcelinayaa dhammaan intii igu garab istaagtay safarkan waxbarasho.
Hadda waxaan sugayaa difaaca thesis-kayga (Thesis Defense) iyo qalin-jabintayda (Graduation), haddii Alle idmo.
Alxamdulillaah mar walba.
17/10/2024
Ugu horeyn Alle ayaa mahad iska leh (SWT) waxa aanu shalayoo ay taariikhdu ahayd .../10/2024 ,kulan kula qaadanay xaruntooda guud Gudoomiyaha iyo xubnaha koomiishanka doorashooyinka Qaranka JSL . kulankan oo daarnaa sidii looga wada shaqayn lahaa loona derdergelin lahaa wacyigelinta cosdbixinta doorashooyinka isxambaarka ah ee fooda inagu soo haya bulshada maqalkoodu xadiidan yahay ee jsl .
waxaana uu kulankani kusoo dhamaaday is afgarad iyo guul taas oo tusaale u ah in doorashadani noqon doonto mid si siman looga wada qaybqaato una dhacda si xor iyo xalaal bulahadana loo wada gaadhsiin lahaa wacyigelinta meell kastoo ay joogaan.
Gudoomiyaha ururka dhagoolayaasha
Hazzan haibe olujoog
siyaasiyiin kasta joogaa aduunku waxay inaga doonayaan cod mar la la codeyaan danyarta iyo dalalkooda dib uma eegaan taas sababtoo dano gaar u tahay madaxda la codeeyay waa su'aaalee
kkkkk
13/05/2021
Ciid mubarig ciid mubarig ciid mubarig Ilaahay ayaa ku mahad leh nagu maneestay diinteena ina amareyso inaan ku faraxno, isdhexgalno, midowno, la isku qalbi furanaadno, la is caawiyo
Umada dhanne ay u wada siman yihiin diintaislaamka alxamdulilaahi🤲❤️🕋
09/05/2021
Farxad wen ayey ii tahay in aan ku noolay ramadaan 27 cisho ayey gaadha caafimad ayaan ku soomay alx alle ha ina siiyo caafimad iyo ajar walaalahyoo ❤️🙏
08/05/2021
Sawirkii aan jclhy oo ka doortay kuwayga oo dhan waa kan❤️❤️❤️. Rmdn mubarig
08/05/2021
Waa aniga iyo sxpka apdi timo idinka leh rmdn kareem ❤️🙏
08/05/2021
We have great pleasure to fasting say thank to be allah(alhamdulilahi) ramadan kareem❤️🙏🤲
28/04/2021
I won’t give up more than you can take and i maight let bend, but i won’t not let break you and nooo i will never ever let u goooo donot forget what iam saying❤️🍎
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
