Dahabo online market

Dahabo online market

Share

✨ DAHABO ONLINE MARKET ✨

πŸ’š CAAFIMAAD & QURUX
🌿 FOREVER LIVING PRODUCTS

πŸ“² NALA SOO XIRIIR
WHATSAPP: 063 6577811

01/07/2026

🌿 Calool-gas? Dheefshiid xumo? Beer dufan leh? Ha iska indho tirin! 🌿
Ma dareentaa: βœ… Calool-gas iyo dibiro joogto ah? βœ… Dheefshiid gaabis ah? βœ… Culays ama raaxo-darro dhanka beerka? βœ… Beer dufan (Fatty Liver)?
🌱 Isku darka Forever Aloe Vera Gel, Forever Garlic-Thyme iyo Forever Garcinia Plus wuxuu ka taageeraa jirka: βœ”οΈ Hagaajinta dheefshiidka βœ”οΈ Yaraynta calool-gaska iyo dibirka βœ”οΈ Taageeridda caafimaadka beerka βœ”οΈ Nadiifinta iyo daryeelka hab-dhiska dheefshiidka
πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah iyo sida saxda ah ee loo isticmaalo.
🌿 Caafimaadkaagu waa mudnaanta koowaad! 🌿 WhatsApp 63 8208837

27/06/2026

βœ… Waxay hodan ku tahay Omega-3 (EPA & DHA) oo ka yimaadda saliidda kalluunka iyo squid-ka. βœ… Waxay ka caawisaa taageeridda caafimaadka wadnaha. ❀️ βœ… Waxay taageertaa maskaxda iyo xusuusta. 🧠 βœ… Waxay gacan ka geysataa caafimaadka indhaha. πŸ‘οΈ βœ… Waxay taageertaa kala-goysyada iyo dhaqdhaqaaqa jirka. πŸ’ͺ βœ… Waxay ka qayb qaadataa caafimaadka guud ee jirka.
🌿 Forever Arctic Seaβ„’ waa kaabis cunto oo tayo sare leh, laguna daray saliid saytuun si ay u noqoto doorasho wanaagsan oo lagu taageero caafimaadka maalinlaha ah.
πŸ“© Dalbo hadda oo la xiriir boggeenna si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah. WhatsApp 63 8208837

21/06/2026

🌸 Dumaroow, caafimaadkiinnu waa hantidiinna ugu qaalisan! 🌸
Ma la tacaalaysaa: βœ… Caado wareer ama caado aan joogto ahayn? βœ… Macdan yari iyo daal joogto ah? βœ… Dhibaatooyinka taranka dumarka? βœ… Tabar-darro iyo tamar yari?
Waxaan kuu haynaa dawooyin tayo sare leh oo ka caawin kara taageeridda caafimaadka guud ee haweenka, kor u qaadista tamarta jirka iyo buuxinta nafaqooyinka muhiimka ah.
πŸ“ Waxaa laga helayaa Dahabo Online Market πŸ“ž Nala soo xidhiidh faahfaahin dheeraad ah.
✨ Caafimaadkaagu waa mudnaanta koowaad. Ha sugin, maanta bilow daryeelka naftaada!
WhatsApp 63 8208837

03/06/2026

🌿 BISHAARO WANAAGSAN! 🌿
πŸ‘¨β€βš•οΈ La-talinta dhakhtarku waa FREE!
Waxa keliya ee la bixinayaa waa $10 Ticket-ka booqashada.
Waxaan haynaa alaabooyin dabiici ah oo tayo sare leh oo lagu taageero caafimaadka guud, kuwaas oo ka caawin kara dadka qaba:
βœ… Sonkorowga (Macaanka)
βœ… Dhiigkarka
βœ… Dufanka/Subagga badan
βœ… Xanuunnada lafaha iyo kala-goysyada
βœ… Caafimaadka ragga iyo dumarka
βœ… Tamar-yarida iyo daalka
βœ… Yaraanta fitamiinada iyo macdanta jirka
πŸ“ž Nala soo xidhiidh maanta si aad u hesho la-talin caafimaad iyo xog dheeraad ah.
✨ Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna! ✨
63 8208837

01/06/2026

🌟 FOREVER DAILY – Caafimaadkaaga Maalin Kasta! 🌟
βœ… Fiitamiino iyo macdano muhiim ah oo jirka u baahan yahay
βœ… Waxay taageertaa difaaca jirka iyo tamarta
βœ… Waxay ka qayb qaadataa caafimaadka maskaxda, lafaha iyo wadnaha
βœ… Rag iyo dumarba way isticmaali karaan
βœ… Hal kiniin maalintii
πŸ’œ Forever Daily waa isku-dar Vitamin A, C, D, B12, Folic Acid, Iron, Zinc, Selenium iyo Copper si ay jirkaaga u siiso nafaqo dhammaystiran maalin kasta.
✨ Dooro caafimaad, dooro tamar, dooro Forever Daily!
πŸ“ž Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah ama aad u dalbato. WhatsApp 63 8208837

11/05/2026

✨ FINAN & MADMADOW BYE BYE ✨
πŸ˜” Mar baan ka daalay: ❌ Finanka
❌ Madmadowga
❌ Wajiga daallan
Waxaan tijaabiyay waxyaabo badan… Laakiin natiijo aan ku qanco maan helin πŸ’”
🌿 Kadib waxaan bilaabay isticmaalka alaabta Forever Living Products πŸ’š
✨ Si tartiib ah ayaan isbeddel u arkay
✨ Finankii way yaraadeen
✨ Madmadowgiina wuu baxay
✨ Wajigayguna wuu ifay 😍
πŸ’š Maanta waxaan dareemayaa: βœ” Kalsooni
βœ” Farxad
βœ” Maqaar nadiif ah oo caafimaad leh
πŸ“© Haddii aad rabto maqaar qurux badan oo ifaya, ila soo xidhiidh WhatsApp πŸ“ž 63 8208837

11/05/2026

✨ FINAN & MADMADOW BYE BYE ✨
πŸ˜” Mar baan ka daalay:
❌ Finanka
❌ Madmadowga
❌ Wajiga daallan
Waxaan tijaabiyay waxyaabo badan…
Laakiin natiijo aan ku qanacsanahay maan helin πŸ’”
🌿 Kadib waxaan bilaabay isticmaalka alaabta Forever Living Products πŸ’š
✨ Si tartiib ah ayaan isbeddel u arkay
✨ Finankii way yaraadeen
✨ Madmadowgiina wuu baxay
✨ Wajigayguna wuu ifay 😍
πŸ’š Maanta waxaan dareemayaa:
βœ” Kalsooni
βœ” Farxad
βœ” Maqaar nadiif ah oo caafimaad leh
πŸ“© Haddii aad rabto maqaar qurux badan oo ifaya, ila soo xidhiidh WhatsApp 63 8208837

13/04/2026

🚨 BUSHAAARO DHAMMAAN BULSHADA SOOMAALIYEED! πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ”₯
Ma rabtaa inaad noloshaada isbedel dhab ah ku samayso?
Ma jeceshahay ganacsi aad ka faa’iidaysato adigoo shaqadaada kale wata?
πŸ’₯ Fursad gaar ah ayaa kuu furan!
Waxaad ku bilaabi kartaa kaliya $100 πŸ’΅
πŸ‘‰ Adigoo si fudud u dhisanaya mustaqbal dhaqaale oo waara
πŸš€ Waxaan hadda qaadanayaa dad tiro kooban ah oo:
βœ”οΈ Raba horumar dhab ah
βœ”οΈ Doonaya inay bartaan ganacsi casri ah
βœ”οΈ Diyaar u ah inay noloshooda beddelaan
πŸ’‘ Ha noqon qof daawanaya… noqo qof fursadda qabsada!
πŸ“² Hadda ila soo xiriir (WhatsApp): 63 8208837

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Idacada
Hargeisa