Ugaaska
Opthomologst
Asc asxaabta waxaan rabnaa inaan bacaha roobabka u iibino dadka masakinta ah ee duleedka magalada guryaha cooshada kasameysan dagan walal hadaad guri roobka lagamaqlin dagantahay ogow maskiinta
Cajiib
dugsigaan waa dhisanyahay kali ah waxaan urabnaa gogoshii ay kufadhiisan lahaayeen waxaana urabnaa roog cabirkiisu yahay dheerar(450) + balac( 250)= marka qofkii wax sadaqeysanayo numberkas hakudiro 0619273272 inshlaah yaan layareysan waa sadaqo jaariya
walaasheenii sadaqada soo dhiibatay ajar io xasanaad aan lasookobikarin allaha kasioyo dadkaas sigooni ah ugawarqaba inshlaah
Aabo kuma cafinaayo waana kuxira hadad mardanbe igahortimadid ðŸ˜
Cod qalbigu kudhaqaayo allaahu akbar
29/05/2024
Ayuub Maxamed Cabdi io Saidomohamed Abdi walalyaal waxaan maanta idinkugu hmapalyeyna safarkii dhibta badnaa oo dheera oo alle nabad idinkugu soo dhameyay waxbarashada furehedii baad hesheen waa hada io kow yaanan waxbarashsada lgaharin horey haloosiiwado
Waxaan halkaan uga mahadcelina 2bo qof ookala ah aabo Hassan Mohamed io eedo jamad abdi dirie oo kaalintii uweneed kaqaatay wax barshadoda abaalkiina allaha idiingudo aduun io aalhiraba wad shaqeysateen
Ilahay baa nawafajiyay ciidisiinta ilamaahaas agoonta ah intii soo dhiibatay ajar io xasanaad allha kasiiyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Suuqa Road
Hargeisa
