Aragsan-Real-State
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aragsan-Real-State, Skin Care Service, Hargeisa.
ARAGSAN SHOPPING CENTER AND SKINCARE PRODUCTS online Market waxad ka helaysaa Dhaashiyada dabiiciga saliidaha madaxa creamyada wajiga nafaqooyinka timaha iyo waxyaabo kale kusoo dhawaada gacmo furan iyo alaab tayo leh oo idin raali galisa ✅️
28/07/2026
Fariintani waa xayeysiis dhul iib ah oo ka mid ah adeegyada shirkadda Aragsan Real Estate.
Waa kuwan faahfaahinta ku saabsan dhulkaas:
Faahfaahinta Dhulka
Nuuca: Dhul iib ah (Dhul Iib Ah).
Cabirka: 22 Mitir oo dherer ah x 12 Mitir oo ballac ah (22M x 12M).
Qiimaha: $22,000 (Laba iyo labaatan kun oo doolar).
Halka uu ku yaalo: Xaafada Maxamed Mooge, gaar ahaan Eriya Warshada Furshaanta.
Haddii aad xiisaynayso ama aad u baahan tahay faahfaahinta goobta saxda ah iyo booqashadeeda, waxaad kala xidhiidhi kartaa lambarka: 063-4011658.
27/07/2026
Dhul beereed, maalgalineed
Dhul guryo laga dhisan karo
Guryo iib ah iyo dhamaanba wixii ku saabsan realstate ka waxaad ka helaysaa halkan Aragsan Real Estate
21/04/2026
Calankii waynaa jumlad iyo tafaariiqba waa diyaar macmiil kala xidhiidh what's up 0637900072
Waa diyaar calankii waynaa jumlad iyo tafaariiqba 😍
09/04/2026
Aragsan cosmetics bay diyaar kuugu yihiin alaab tayo leh iyo qiimo ku raali galinaya soo dhowow macmiil Hargeisa iyo meelkasta oo aad kasoo dalbato 📞 📲 ☎️ 0634011658
06/04/2026
Jaanis weeye cidii ubaahan anfacaya waa block 48m×90m 🚫
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
