Malin27
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Malin27, Health/Beauty, G, Tardo, Hargeisa.
AUN jaale maxamed siyaad bare wuxuu ahaa wadani.
Dhaanta cusub nuur koosar io Idil bashiir idil ayruush
Hassan sheikh na dhaaf.
28/02/2026
Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta waddanka Yemen ayaa ku dhawaaqday in ay ku soo biireen dagaalka Iran iyo Maraykanka iyaga oo shaaciyey in ay joojiyeen Maraakiibta Israel iyo Maraykanka ee adeegsanaysa xeebaha badda cas inta uu socdo dagaalka labada dhinac.
Arrinkan ayaa ka dhigan in Xuutiyiintu soo celiyeen weeraradii ay ku hayeen Maraakiibta adeegsanaysa gacanka Baabul Mandab ee isku xidha xeebaha badda cas iyo badweynta Hindiya.
Malin27
Cid kusoo dheelantaa dhaqsa ku keentayoo dhagar qaboow kudhaa waad ku dhabar jabteen.
Abwaan Muxyadiin Shaahid
Janada lagu fogeeyow isku jid baynu nahay.
Allaha unaxariisto shahiid xasan cismaan maxamed (tuure)
Waa inaan u duceynaa marwalba io maalin walba kuwii dalkaan io dadkaan naftooda u huray.
Diyaaradaha Dagaalka ee TB2 attack oo ilaalineysa MD Hassan Sheikh Mohamud ayaa hadda gashay hawada Laasacanood waxaana saaran Ciidanka Cirka Somalia πΈπ΄
DEG DEG
Waxaaba hadda la i barayaa ciidankaan awoodda badan leh waxeey ka bexeen Garoowe, Laascaanood ayay goordhow gaareen.
in ujeedada ay Laascaanood u tageen ay tahay soo dhaweeynta taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida MD Xasan Sheekh Maxamuud.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
G, Tardo
Hargeisa
