ismail abdi Nour
about ahealth journalist
06/05/2026
Isha bidixna kuu daban dalbo juuqlahaguna wax Ladedo ka xeel dheer
Ramadan mubarak
Walaweyntii tolow yey uhanjabayaan iyagaaba dulmane masakiinta yaa soo qalday
11/01/2026
Dalka Turkey gu wuxuu ahaa waddankii ugu horreeyay ee Muslim ah ee Israel u aqoonsada dal ahaan sanadkii 1949 kii, sidoo kale Masar waxay ahaayeen dalkii ugu horeeyay ee Carbeed ee aqoonsada dawlad nimada Israel.
Labaduba maanta waxay taagan yihiin in Israel ay Somaliland aqoonsataa waa dembi iyo nasiib darro ku habsanaysa somaliland!
Maxuu yahay farqiga u dhexeeyaa?
Walina Turkey xafiis baa uga furan magaalada Hargeisa ilaa hada aanay dadweynaha reer Somaliland garanayn Faa’iidada uu xafiiskaasi u leeyahay iyo waxa loogu qabto sahra ciidle nuur
23/12/2025
Dawladda Somalia oo amarkan ku socodsiisay Somaliland Gar ahaan macdanta Gabilay AGabar!
Haddii aynu awal hoos u soconay maanta god madoow ayaynu gunta naalaa!
Kuxidhnow
Xaaji Basar
Horta miyaney hawshaasi dhamaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
25254417262
