Bilis Organic Brand

Bilis Organic Brand

Share

African Whipped Body butter and plant oils

17/05/2024

Shirkadda shayada dabiiciga caanka ku ah ee Bilis Organic Brand waxa ay ummadda reer Somaliland iyo madaxdooda ba ugu hambalyaynaysaa munaasibadda ka soo wareegtay maalintii goonni-isu-taaggooda ee 18 ka May.

13/05/2024

Waxa aanu qiimo-dhimis weyn idiinku samaynay saliiddii timaha ee Romemary Hair Oil oo ah saliidaha aanu samaynno kuwa ugu dalabka badan.
Ka faaidayso munaasibadda 18 ka May, oo ku hel qiimo dhaaf 50% ah inta u dhaxaysa 13 ka May ilaa 19 ka May

09/05/2024

Waxa markale inoo imi saliidii Rosemary ga macaamiishii ay ka dhammaatay waatan mar kale soo dhawaada.

634016377 nagala soo xidhiidha

09/04/2024

Ciid wanaagsan dhammaan ummada soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan shirkada Bilis Organic Brand waxa ay iddinku hambalyaynaysaa munaasibada ciidal fidriga.

10/03/2024

Ramadaan wanaagsan ummada Muslim ka ah gaar ahaan dadka soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan Shirkada Bilis Organic Brand waxa ay iddinku hambalyaynaysaa curashada bisha barakaysan ee Ramadan.

08/03/2024

Shirkadda Bilis Organic Brand waxa ay hambalyo u diraysaa guud ahaan haween waynaha aduunka gaar ahaan dumarka soomaalida maalinta caalamigaa ee 8 March.

"Dumarnimadu maaha dabar ee waa fursad. jeclow naftaada qoyskaaga iyo qaraabadaadaba" .

03/03/2024

We can't wait 🙌 good news is coming

Runtii ma sugi karno warka farxada leh iyo Allaab tayo leh,oo inoo soo socda iyo qiimo macquul ah.

Soo dhawaada dhammaan macaamiisha cusub

Shea butter cocoa butter hair oils

#634016377/654016377

12/02/2024

Shea butter with cocoa butter coconut oil almoda oil levander vitamin E oil. Fragrance with vanilla. Masha Allah

Dhammaan waa organic 😍 only 12dollar

634016377/63 4016377.

10/02/2024

Hadda dalbto: Burcad Ethiopian Saafi ah iyo xaddiyo kala duwan oo uu u hooseeyo qiimaha $2.

La xidhiidh Bilis Organic Brand Telephones; 0634016377 amma 0654016377.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeisa