Nabad & Caano

Nabad & Caano

Share

Online Beauty Retailer - Somaliland

04/01/2024

Review: Saliida Vitamin E

Alaabta aanu iibinayaa waa 💯 dabiiciye 🌱

04/01/2024

Review: Saliida Vitamin E

Alaabta aanu iibinayaa waa 💯 dabiiciye 🌱

25/12/2023

Hambalyo Cabdifatax Baaska!

Waxaad noqotay qofkii ku guulaystay abaal marintayadii ugu horeysay. Waxaanu kuu soo diri doonaa fariin gaara si aanu abaal marintaadii kuugu soo dirno. Waad ku mahadsan tahay inaad ka qayb qaadatay, waxaanu rajaynaynaa inay alaabtani ku raali gelin doonto.

Photos from Nabad & Caano's post 18/12/2023

Reer Somailand, tartankii bakhtiyaanasiibkii wuu xidhmay, qofka ku guulaysta wiiggan baanu sheegi doonaa.

Waad ku mahadsan tihiin inaad ka qayb qaadateen. Guul baan idiin rajaynaynaa.

Photos from Nabad & Caano's post 03/12/2023
19/11/2023

Alaabta aanu iibinayaa waa 100% dabiiciye 🌱

19/11/2023

Review Sabuunta haruuda
“ Mansha Allah sabuunta Ayan ka isticmalay aad bay u ficantahay”

19/11/2023

Review: morning cream, serumka fooxa iyo saliida vitamin E 🌱

“ maasha allaaah gadaneey waad mahdsantay wllo waxaad noo keeray alaab tayo leh markaan ibsanyey waxaan islahaa bilaad ku khasaartaa laakii waan ku faaiday wajigaygina wuu ka raystay kulalkii casaan alxamdulilaah aad baan kuugu mahdcelinayaa gaali”

14/11/2023
14/11/2023

👶🏽 🌱 Saliida baby oil

Waxan caruurta u haynaa salid baby Oil waxan ka caawinaysaa caruurta iyo dadkaa jajab xaraqa jidka dux bay u samaysaaa ciyaaal yar dhalshada ilaa sanad waxay ku dhistaa cagaha waana loogu duuga

$10

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Hargeisa