Abshir herbalist
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abshir herbalist, Health/Beauty, Street One, Hargeisa.
Guryo-fan
Ashwagandha
good for health issu
31/05/2022
oil waa saliid dabeeci ah oo u fiican timaha iyo jidhkaba waxay kaloo leedahay isticmaalo kale, haddaba macmiil si aad u hesho lasoo xidhiidh numberkan 0634167478 ama whatsApp
0634167478, xarunta asli mills:
17/04/2022
Xarunta Herbalka iyo Dabeeciga iyo Hiddo iy dhaqan, waxsoosaarka dalka,
oo dib u bilowdey shaqadeedii, waxaa loo Bushaaraynaya in Xaruntu halkeedii shaqadaa ay ka bilaabayso, haddaba waxaa macaamiisha Asli Mills loogu bushaaraynayaa in ay kuu diyaar yihiin new scrubs iyo facepack iyo cosmetic-gii cuudul fidriga,Waxay kaloo shirkadu ilaahay uga baryaysaaa dhammaan ganacsatadii dhibaatadu ka soo gaadhay Suuqa Waaheen, in uu ilaahay cawil khayrqabaa ugu badelo, aamiin shirkada oo ka nabad gashay masiibadaaa ilaahay Xamdigii.
wixii faahfaahina lasoo xidhiidh numberadan hoosta ku qoran
0634167478 ama 0634838880.
12/01/2022
, waxaa uu ka mid yahay herbal ka loo isticmaalo in lagu yareeyo miisankaa, waxaa kaloo loo isticmaalaa nafaqo ahaan, waxaa uu fiican yahay qurxinta jidhka, haddaba macmiil si aad u hesho lasooo xidhiidh 0634167478 ama whatsapp 0634167478 ☎️ .
15/12/2021
tree oil, waxay ka mid tahay bahda Essential oils, taas oo loo isticmaalo baabiinta finanka iyo raadadkooda waxaa kaloo loo istimalaaa mouth wash waxaakloo loo isticmaalaa anti dandruff haddaba is aad u hesho macmiil la soo xidhiidh whatsappka 0634167478 ama call now 063 4167478.
27/11/2021
, California walnuts waxaa uu ka mid yahay bahda nuts,ka, kaas oo loo isticmaalo nafaqo ahaan iyo protein ahaan, waxaa kaloo isticmaalaa dadka kacabanaya hurdo yaraanta, waxaaa kaloo uu aad ugu wanaagsanyahay timaha, haddaba macmiil si aad u hesho lasoo xidhiidh 0634167478 ama whatsappka 0634167478.
13/11/2021
seed waxaa uu ka mid yahay dhirta dabeeciga ah ee aad ka loogu isticmaalo prostate ka waxaa kaloo loo isticmaalaa calool istaaga waxaa kaloo loo isticmaalaa dadashada timaha, haddaba si aad u hesho macmiil lasoo xidhiidh 0634167478 ama 0634838880 wixii faahfaahina whatsappka 0634167478
30/10/2021
waxaa uu ka mid yahay bahda nuts, kaas oo aad ugu fiican nafaqo ahaan waxaa kaloo isticmaali karaa dadka ka cabanaya dhiifshiid xumo iyo calool istaag, waxaa kaloo loo isticmaalikaraa qurxin ahaaan, haddaba macmiil lasoo xidhiidh numberkan whatsAppka 0634167478 ama 514700
07/10/2021
nut waxaa uu ka mid yahay bahda lawska, kaas oo loo isticmaalo ujeeddiyn badan waxaa loo isticmaala protein ahaan iyo nafqo ahaanba waxaa kaloo isticmaala qurxinta jidhkaa, haddaba macmiil lasoo xidhiidh wixii faahfaahin numberkan 0634167478
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Street One
Hargeisa
00252
