Marwo Kaaba
Business
Soo dhawaad asxby
Waa idiin diyaar wllo
Yaan lagaa dhamayeeni
26/12/2025
Asalaamu calayku asxpy
jumco mubari waa idiin diyaar asxpy
Whtspp 063 4615444
Waa diyaar asxby soo gaadh
Whtspp 063 4615444
23/12/2025
Mahasanidiin dhammaantiin sida aad ii garab taageeradiinna aragtidiinna iyo la wadaagistiinna
Aad baan idiinnka mahadcelinayaa
Waan ku faraxasanahay sidii aad ii garab istaagteen insha allaha waan sii wadayaa
Wax yaabo ka sii qurux badan kana tayo badan
Sidaad igu dhiiri galiseen nolasha cusub iyo furaha
Ganacsi igu sii follow garay like comment
Waa ii mihiim intaasiba
Waxay isiinaysaa dhiirgalin dheerad falan ha iga ilaabin inaad isii dhiiri galiso
Waad mahasanidiin asalamu calaykum dhamaantiin habeen wanagsan
Waa diyaa dalabkiin
Soo dhawaada
Asxby
Bajka soo follow garay like 👍
Qiimo dhimisti waxa inoo
Bilamaysaa aroorta
Inshallaha yaanay idin dhaafin
Whtspp 063 4615444
Waa diyaar
21/12/2025
With Yahye Adan Dubad – I just got recognised as one of their top fans! 🎉
21/12/2025
Waxan idin hayaa shoolado jaban jaban
Waxay ku jiraan qiimo dhimis
Soo follow iyo like
Qiimaha imika waa 20$
Whtspp 0634615444
