Darwiish media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Darwiish media, Health/Beauty, Hargeisa.
04/01/2025
Rashinka chiinaha ugu deeqay mamulka ssc khaatumo si hufan malogarsenaya dadka xaqa ula ee jilicasan ee abaruho sameyan
ise musuq masuq baa galaya bal aynu aragno
sida khatumo dadka rayidka ugarseso rashinka
16/01/2024
Hello morocco
29/12/2023
Wan soo dhaweynana wada hadalka soomaliy iyo soomali lan inkasto larabo in mesha laga saro maamulka khatumo ayaa looshiraya iyo sidee mamulka putlaan logu gacan galilaha aarajaan mudana siciid dani logaturi laha kursiga madax weeyna
29/12/2023
WAR-SAXAAFADEED.
Shirkii Wada Hadallada Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Soomaaliya Oo heer Madaxweyne kaga Furmay Dalka Jabuuti
Jabuuti-28-12-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ka degay Madaarka Xunbuli ee Caasimadda Dalka Jabuuti, iyadoo ay siday diyaarad gaar ah oo ay Dawladda Jabbuuti u soo dirtay, waxa halkaa ku qaaabiley kuna soo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda dalka Jabuuti Mudane Maxamed Cali Yuusuf.
Madaxweynaha iyo waftigiiisa waxa loo galbiyey Qasri loogu talo-galey madaxweynayaasha caalamka ee dalka Jabuuti soo booqda, qaddar nasasho ah ka dibna, Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa salaan ugu yimid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyaga oo labada madaxweyne halkaas ku qaatay waqti kooban.
Intaa kadib, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigiisa waxa lagu qaabiley Qasriga Madaxtooyada Jabuuti, iyadoo si toos ah loo gudo-galay shirkii loo balansaa ee madaxweyneyaasha Dalalka Somaliland, Jabuuti iyo Soomaaliya.
Kulankaa saddex geesoodka ah ayaa ujeeddadiisu ahayd sidii loo sii ambaqaadi lahaa wada-hadalladii hakadku ku yimi ee u dhaxeeyey labada dal ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya, wada-hadaladaas oo soo bilaabmay sannadkii 2012-kii, dibna u bilaabmay maanta, kulamadiisuna ay weli socdaan.
ALLAA MAHAD LEH
Naasir Yuusuf Daahir
Agaasimaha Warbaahinta Madaxtooyada JSL.
Waxgaradka .g/.buhodle ayaa kahadlay ganacasega laga donajera somaalilan ingabe ahanba lajojeya iyo baburte dhexmarijertay
21/03/2023
Banaan bax yo baladhan ayaa kadhacay wadooyenka wawan ee dalka kenya banan baxayo lagu deedan yahy sicir barar bahasn
Wax dhintaad kasamirtaa
Rajo waa ladhora
Wixi dhumaydondon ayad is dhire galesa
Dhaban ceel tageyn Baan
Geel ku dhelmiyaayo dhalan dhol harad baan nafta dhiganayaaye
Dhici wayda sidaan rabay
Dhaawaciina dilaacyo
Waa dhaboobayb jacaylkaan
Dheel dheel sanaayeComisona asxaabey...
14/12/2021
Malxiska mata wacaruska bare like iyo comatiga
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
134
Opening Hours
| 09:00 - 17:00 |
