Afriocare

Afriocare

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Afriocare, Beauty, cosmetic & personal care, Road no1, Hargeisa.

Photos from Afriocare's post 17/07/2026

Shirkada waxa ay kuu keentay shampoo-yadan tayada iyo caafimaadka isku darsaday!

waxaad hadda ka heli kartaa dhamaan deeganada soomaalidu degto.

Hel timo caafimaad qaba oo kuu baxa.

Nagalasoo xidhiidh: 252 63 63911196

Photos from Afriocare's post 15/01/2026

Ma isricmaashay weli dawada Max-E?

Nagalasoo xidhiidh: 252639111196

14/01/2026

FAHAN SIRTA KA DAMBAYSA DAWADA MIOXIDIL! πŸ€”πŸ’­πŸ—―

πŸ“² FAAHFAAHIN DHEERAAD AH NAGALASOO XIDHIIDH WHATSAPP: 252639111196

12/01/2026

βœ… Timahaaga caafimaadkoodu waa masuuliyadaada!

πŸ”Έ Isticmaal Shampoo-ga Kezoral oo hel timo caafimad qaba!

12/01/2026

πŸ‘ΌπŸΎ ILMAHAAGU WAXA UU XAQ KUUGU LEEYAHAY:

βœ… INAAD U DOORTO MAQAARKIISA WAXSOOSAAR TAYO LEH, SIDOO KALENA AAD CAAFIMAADKIISA HUBISO.

πŸ”Έ LABADAAS BA WAXAAD KA HELAYSAA WAXSOOSAARKA SHIRKADA FREESIA EE UBADKA.

πŸ“² FAAHFAAHIN DHEERAAD AH NAGALASOO XIDHIIDH WHATSAPP: 252639111196

08/01/2026

Jimce Wanaagsan😊

08/01/2026

Maxaa sababa timo-daadashada?πŸ˜•

Hoos ka aqriso.‡

06/01/2026

Ma Daataan Timahaagu marka aad Maydho? 😟
Taas ma aha wax caadi ah.

🧴 Mioxidil – wuxuu kobciyaa koritaanka timaha
🧼 Kezo-Ral Shampoo – wuxuu daaweeyaa toxobta(Agoolka) & cuncunka

Isticmaal labadan si wadajir ah πŸ‘‰oo hel natiijo dhab ah πŸ’―
πŸ“© Nala soo xiriir hadda whatsapp : 252639111196
🚚 Delivery degdeg ah

Photos from Afriocare's post 03/01/2026

πŸ‘‰ Mala tacaalaysaa timo daadasho iyo toxob(Agool)?!

πŸ”Έ Mioxidil wuxuu caawiyaa korinta timaha isla markaana xoojiyaa dhumucda timaha daciifka ah.

πŸ”Έ Kezora Shampoo wuxuu la dagaallamaa toxobta(Agoolka), cuncunka, iyo qolofta maqaarka madaxa.

βœ… Markaad isku isticmaasho waxaad ka raysanaysaa timo daadanaya oo toxob leh!

πŸ“² Nagalasoo xidhiidh whatsapp: https://wa.me/message/QUU6DRJSTVV2O1

πŸ“ Waxaad ka helaysaa dhamaan gobolada soomalida.

Photos from Afriocare's post 30/11/2025

KUSOO DHAWOOW SHIRKADA AFRIOCARE

OOD KA HELAYSO ALAAB TAYO SARE LEH

NAGALA SOO XIDHIIDH: https://wa.me/message/QUU6DRJSTVV2O1

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Road No1
Hargeisa
0000