Garweyne Hair Clinic

Garweyne Hair Clinic

Share

Garweyne Hair Clinic is a specialized hair care center in Hargeisa, Somaliland, offering advanced treatments for hair loss, hair restoration, and scalp health.

28/07/2026

Immisa jeer ayaad usbuucii isticmaashaa shampoo?

Haddii aad la kulanto timaha oo ku daata, cuncun, ama ogool badan, soo gaar xarunta Garweyne Hair Clinic si aad u hesho qiimeyn, talo iyo dawayn ku habboon xaaladdaada.

πŸ“ Garweyne Hair Clinic – Deero Mall, Hargeisa.
Ama la xidhiidh:
πŸ“ž +252 63886 1348

27/07/2026

Ha sugin ilaa timo-daadashadu isu beddesho bidaar!

Timo-daadashadu waa calaamad muujin karta in jirkaagu kuu baahan yahay baaritaan. Marka sababta la ogaado xilli h**e, waxaa fududaan karta in la doorto daaweynta ugu habboon, lagana hortago inay xaaladdu sii darto.

Mar kasta oo aad dib u dhigto baaritaanka iyo daryeelka timahaaga xaaladdu way sii adkaan kartaaa. Maantaba qabso balantaada oo soo booqo xarunta Garwayne Hair Clinic.

πŸ“ Garweyne Hair Clinic – Deero Mall, Hargeisa.

Ama la xidhiidh:
πŸ“ž +252 63886 1348

27/07/2026

Natiijooyin la arki karo waxay ka bilaawdaan baaritaan sax ah!

Haddii timaha ku daadanayaan, meelo bannaan yeesheen ama ay ku khafiifeen waa la dawayn karaa marka la sameeyo biritaan ku saabsan ogaanshaha sababta timahaagu u daadanayaan. Si laguu siiyo dawayn ku haboon xaaladaada!

Haddaba maantaba qaad talaabada ugu horraysa ee daryeelka timahaaga. Soo booq xarunta Garwayne Hair Clinic

πŸ“ Garweyne Hair Clinic – Deero Mall, Hargeisa.

Ama la xidhiidh:
πŸ“ž +252 63886 1348

26/07/2026

Timaha maku daadanayaan?

Timo daadashadu waxay saameyn kartaa kalsoonidaada, laakiin ma aha inaad la noolaato.

Garweyne Hair Clinic waxuu diyaar kuula yahay baaritaan sax ah iyo daaweyn casri ah oo lagu ogaanayo sababta keentay timo daadashadaada, si loo bilaabo daaweynta ku habboon xaaladdaada.

Ha sugin inta dhibaatadu sii kordhayso. Ballan qabso maantaba oo soo booqo xarunteena si aad dib ugu hesho timo caafimaad qaba iyo kalsoonidaadii.

πŸ“ Deero Mall, Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž +252 63886 1348

24/07/2026

Jimco wanaagsan:

Qalbigiina ka buuxiya cabsida Alle oo maalintiina ku camira xuska Alle!

23/07/2026

Timo daadashadu sabab bay leedahay, xalna way leedahay.

Baaritaan sax ah oo xilli h**e ah ayaa ah tallaabada ugu horreysa ee bad-baadada timahaaga!

Haddaba haddii aad ka mid tahay dadka la dhiban timo daadashada, ka hor Ina aysan bidaar ku galin ogow sababta oo nala soo xiriir maantaba si aan kuugu samaynno , balan kuu gaar ah qiimayn iyo dawayn ku haboon xaaladaada.

πŸ“ Deero Mall, Hargeisa
πŸ“ž +252 63 8861348

23/07/2026

Ha sugin ilaa daadashada timahaagu isu beddalaan Bidaar!

Timo daadashadu waa dhibaato la daweyn karo haddii la ogaado sababteeda. Xilli horana daryeel loo kaco. Ka Garwayne Hair Clinic ahaan waxaan kuu bilaabaynaa baaritaan sax ah, ka dibna waxaan kuu qorshaynaa daaweyn ku habboon xaaladdaada.

Haddaba haddii aad la dhibtoonayso timo daadasho ama timaha oo ku khafiifay, ballan qabso maantaba oo ogow xaaladda dhabta ah ee timahaaga.

πŸ“ Deero Mall, Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž +252 63 8861348

Garweyne Hair Clinic – Timahaaga waa kalsoonidaada, Garwaynana Waa Garabkaaga caafimaad.

22/07/2026

Hal Scan ayaa kuu sheegi kara sababta timahaagu u daadanayaan!

Timo daadashadu waxay yeelan kartaa sababo kala duwan, mana jiro hal daawo oo qof walba ku habboon.

Garweyne Hospital, waxaan kuu keenay Hair & Scalp Scan si aan u ogaanno sababta dhabta ah ee timahaagu u daadanayaan, ka hor inta aan la bilaabin daaweynta.

Daawo muuqaalka si aad u fahanto muhiimadda uu madaxaaga u leeyahay Hair & Scalp Scan.

Haddii aad la dhibtoonayso timo daadasho ama timaha oo ku khafiifay, ballan qabso maantaba oo ogow xaaladda dhabta ah ee timahaaga.

πŸ“ Deero Mall, Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž +252 63 8861348

Garweyne Hair Clinic – Timahaaga waa kalsoonidaada, Garwaynana Waa Garabkaaga caafimaad.

20/07/2026

Timaha oo daata ma saameeyaan muuqaalkaaga oo keliya, waxay sidoo kale saameyn karaan kalsoonidaada.

Garweyne Hair Clinic waxuu diyaar kuula yahay xalal casri ah oo lagu baaro laguna daweeyo dhibaatooyinka timaha, si aad dib ugu hesho timo caafimaad qaba iyo kalsoonidii h**e .

Waxaan diyaar kuula nahay:

βœ…Baaritaan sax ah oo lagu ogaanayo sababta timahaaaga u daadanayaan
βœ…Qorshe daaweyn oo ku habboon xaaladdaada
βœ…Adeegyo casri ah oo ay bixinayaan khubaro ku takhasusay caafimaadka timaha

Ha oggolaan in timo daadashadu ay saameyso muuqaalkaaga iyo kalsoonidaada. Bilow manataba safarka dib usoo celinta timahaaga.

πŸ“ Deero Mall, Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž +252 63 8861348

Garweyne Hair Clinic – Dib u hel timahaaga, dibna u hel kalsoonidaada.

18/07/2026

Ma la tacaalaysaa timo daadanaya, meelaha madaxa ka bannaan, ama timaha oo sii khafiifaya? Garweyne Hair Clinic waxay kuu soo bandhigaysaa daaweyn casri ah iyo xalal caafimaad oo lagu xallinayo dhibaatooyinka timaha, maqaarka madaxa.

β€’ Adeegyo tayo sare leh
β€’ Baaritaan iyo talooyin xirfadeed
β€’ Daaweyn ku habboon xaaladdaada
β€’ Natiijooyin muuqda oo kor u qaada kalsoonidaada

Timahaagu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah muuqaalkaaga.

πŸ“ Deero Mall, Hargeisa
πŸ“ž +252 63 8861348
Ha sugin… maanta bilow isbeddelkaaga! πŸ”₯

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Deero Mall
Hargeisa
252