Faysal daacad official
welcome open hands 24/7 Hr online
WALI WAXAN RAADINAYA WAXII AAN LAHAA
06/11/2024
Xarunta dhexe ee ololaha Kamala Harris ee Washington , waxaa dadka ku sugan laga arkayaa inay niyad-jab, iyadoo dadka qaar ay billaabeen inay isaga baxaan goobta ay ahayd in dabaal-degga u horreya ay ku qabsadaan haddii ay guul ka gaaraan doorashada, lamana filayo inay wax hadal ah jeediso waqtigan taageerrayaasheeda Harris.
Isha; Iman Jama.
Hargaisa waxaan ka radinayay waxaan mooday
Wali waxan raadinayaa waxii aan lahaa ? tolow yaa badidiisii raadinaya oo anu badida isla raadsanaa
Duruufaha dhaqale ee ay wajahayaan bulshada ku nool somaliland 4sano ee udabeeyay iyo dhago laa.aanta xukumada talada haysa waa wax isu noqday cir iyo dhul wane waxay taariikhdu qori doonto waxa god modaw ku dhacay dhamaan ilihii dhaqale ee bulashadu ogsajiinta u ahayad dadku waxay daris la noqdeen sixir barar maceeshadeed kor u kac shidaal xanuun aan dawo lahayn daryeel xumo caafimad shaqo la.an dawladeed camal laa.an bahsan oo bulshadu ehel u noqday dhamaan dhibatooyinkaa oo bulshadu la nooshay waa kuwo ugub ku ah xukumada hatan jirta iyo tamar laa.anta ka jirta dhaamaan masuuliyiinta ku shaqo la.aa ahawlan wali dadku waxay radinayaan waxii ay lahayeen
22/11/2023
Wali ma hayo gabdhii khalasata iga noqotay ee dhulbahante mid isaaq ah oo musharax iyo garab iyo gashan u noqota miskiinkan
Yaaaab waxan la yabay ninkii garadka ahaa ee gala dagalka ma waxa iskaga eekaday harti iyo isaaq muxuu garxajis kaga meeraysta war horta odaygu ma waxu lasheekaysta khalid bakayle iyo kan yare jarmali la dhahee qarokood uga cararay dolka afka kagaga hadhay
Waxan si weyn u tabnay mantoo kale ilhay godka ha ku janeeye xaaj xabdi warabe .suladan maxamed suladan cabdiqadir.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Address
Road Number One
Hargesa
