Xogside news
#Farhaan Rashiid abiib
#252639151520
#[email protected]
#XogsideNews
Welcome baligubadle xamse shaacir iyo Xariir kosaar
Ciidanka Qaranka Somaliland
🎵 QARAAMI – Xaq & Xorriyad
Xaqa iyo xorriyaddu waa tiirarka nolosha…
Dastuur, caddaalad iyo midnimo ha lagu dhaqmo ✨
📌 Hees Somaliland ah oo dareen iyo fariin culus xambaarsan
🔥 Daawo, la wadaag, kana faallood
02/07/2026
đź”´ LIVE | XOGSIDE NEWS
Saacado kooban gudahood, Guddoomiyaha Xisbiga KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa la filayaa inuu shir jaraa'id kaga jawaabo hadalladii Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).
Maxaa laga filan karaa shirka? Maxay noqon doonaan fariimaha ugu waaweyn?
Kala soco XOGSIDE NEWS wararka degdegga ah, muuqaalada tooska ah, iyo faahfaahinta oo dhan marka uu shirku bilaabmo.
👉 Like saar, Share garee, kuna casuum saaxiibbadaa inay nala socdaan si aanay uga baaqan xogta ugu dambaysa.
XOGSIDE NEWS – Xog sax ah, degdeg ah, lagu kalsoonaan karo..
Ciidamada qaranka somaliland
đź”´ Hub culus iyo gaadiid ciidan oo casri ah ayaa soo gaadhay Ciidanka Qaranka Somaliland.
Gaadiidkan iyo qalabkan militari ayaa lagu xoojinayaa awoodda difaaca dalka iyo sugidda amniga qaranka.
📌 Faahfaahin dheeraad ah kala soco Xogside News.
18/06/2026
🚨 XOGSIDE NEWS 24 | WAR DEG-DEG AH
🇺🇸 Madaxweyne Ku-Xigeenka Mareykanka JD Vance oo dhaliil culus u jeediyay Israa’iil
Madaxweyne Ku-Xigeenka Mareykanka, JD Vance, ayaa si adag u dhaliilay siyaasadaha dowladda Israa’iil iyo qaar ka mid ah wasiirrada garabka midig, isagoo sheegay in xal u helidda dhibaatooyinka amniga aan lagu gaari karin dil iyo awood militari oo keliya.
🗣️ Vance ayaa yiri:
> “Waxaan arkay Ben-Gvir iyo Smotrich oo heshiiska weeraraya. Jawaabtaydu waa: Maxay tahay qorshihiinnu? Ma ku xallin kartaan dhibaato kasta oo amni inaad dad dishaan?”
Sidoo kale wuxuu sheegay in Israa’iil aysan iska indho tiri karin taageerada Mareykanka, isagoo xusay in inta badan hubka difaaca Israa’iil lagu maalgeliyo canshuur-bixiyeyaasha Mareykanka.
🇺🇸 Vance wuxuu adkeeyay in Donald Trump uu yahay saaxiibka ugu awoodda badan ee Israa’iil haysato, isagoo uga digay madaxda Israa’iil inay ka fogaadaan tallaabooyin dhaawici kara xiriirka labada dhinac.
📌 Wuxuu sidoo kale sheegay inuusan si toos ah uga maqal Ra’iisul Wasaare Netanyahu cabasho ku saabsan wada-hadallada Mareykanka iyo Iiraan, inkastoo warar arrintaas la xiriira la baahiyay.
🔴 Maxay kula tahay hadallada JD Vance? Ma saameyn karaan xiriirka Mareykanka iyo Israa’iil?
Heshiiska yuhuudda iyo Soomaalilaand.
Sheekh coldoon
Madaxweyne Cirro oo maanta dalka ka ambabaxay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargesa
