Drs xamdi adan

Drs xamdi adan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Drs xamdi adan, Mogadishu.

02/06/2022

DAAWEYNTA CUDURKA GAASKA ama boog calooleedka
Nagala soo xiriir Whatsup number kan
😍👇🤗
Https://wa.me/252612328687

Ma isku aragtaa ama ma dareentaa calaamadahaan mid ka mid ah

1: Calool xanuun
2- bog xanuun
3: Dibbiryo
4-daaco (aaryo caloosha ah )
5: Lalabbo ama matagid (Cuntada oo markaa aragto lalabo ku qabato gaar ahaan haddii dufan badan uu leeyahay)
6: Kuleel iyo Kor hur ( gaar ahaan calaacalaha ,cagaha iyo caloosha)
7: Af qallayl ama carabka oo dhabro yeesho
8: Hurdo xumo (Hurdada oo kaa qasan, qarow iyo naxitaan hurdada dhexdeeda ah.
7: Wadna garaac Aad u malayneysid inuu wadna qabad ku haayo markuu gaaska aad kugu kacsan yahay, wadna garaac iyo ma darentaa cadaadis feeraha ah maadaama hawada caloosha isku xirtay ay feeraha cadaadin karto).
8: Laab jeex (qofka oo cuntada uu cuno ama biyo kulul ku soo gadoomaan, oo afka ka dareemo qaraar iyo dhanaan isla socdo)
9: Warwareer (in miisaanka uu kaa lumayo markaa istaagtid ama jiifka aad ka soo fadhiisato,
Hadaba javaana herbal&medical waxaa diyaar kugu ah dhaqtarka daaweynta cudurka gaaska wixii Information ah
Nagala soo xiriira Whatsup number kan
Https://wa.me/252612328687
MAHADSANIDIIN
Osman Ali Osman Javaana

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drs xamdi adan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.