Xussen macalin cabdulaahi jirow
Religion
Halyeey taliye suulnuug allow kuu naxariiso janatul firdowsa allaha kugu bishareyo. Caruurtani allaha ka dhigo kuwi anfaca dalka dadka iyo diinta 🤲🤲🤲🤲
Followers
Hal iyo lamo madaxweyne xassan sh dal xureeye
Wwww Yusuf galmax guuleysta walalheyga 🙏
Midnimadiina waana muhiim
Allow nagu hanuuni diinteyna suuban m.a
19/08/2023
Waxaan halkan ugu hambalyeynayaa Sxbkey oo loo magacaabay Guddoomiyaha dhalinyarada Degmada Warsheikh
Run ahaantii qaasim waxan ku aqaan nin Shaqo oo karti leh Xikmaddana Sanka ka Saarantahay waa marka kaliye ee ururka Dhalinyarada dagmada Warshiikh loo magacaabay haldoorkii Mudnaa Hambalyo sxbkey guuleyso waligaa
Asc dhamaan Asxabta please ii share gareya
Soomalia allow u maciin
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Kaaran
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Xussen macalin cabdulaahi jirow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
