UDUG HOUSE
UDUG HOUSE
Premium Arabian Perfumes
Oud • Musk • Amber • Bakhoor
Original • Long-lasting
Order via WhatsApp: 0615361371
01/04/2026
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Alxaajiqeyrefoodey Alxaaji Qeyre Axmad, Sonkor Maxamed
29/03/2026
Reef Violet Musk Collection 🌸💜
Perfume 100ml
Cadarka Timaha 50ml
Body Butter 50gram
Whatsappkena nagala so xariir 🛍🙏
🌸✨ UDUG HOUSE – NEW PERFUME COLLECTION ✨🌸
🎁 Mardhow Fillo – Luxury Fragrance Set 🎁
Udgoon qurux badan oo casri ah, ku habboon hadiyad bixinta & isticmaalka shaqsiga 💝
🌿 RAG & DUMARBA WAA ISTICMAALI KARAAN (UNISEX) 👥✨
💎 Waxa ku jira set-ka: 🌹 Perfume – 100ml (Udgoon raaxo leh oo waara)
💨 Hair Mist / Cadarka Tima – 50ml
🧴 Body Cream – (Jirka jilciya + caraf isku dheellitiran)
💖 Ku habboon: 🎁 Hadiyad gaar ah
💃🕺 Rag & dumarba
✨ Isticmaal maalinle ah
🎉 Xaflado & munaasabado
🔥 Udgoon premium ah oo soo jiidasho leh – ha seegin!
📦 Tiro kooban ayaa diyaar ah
⚡ DALBO HADA!
⏳ Isku hubso ka hor inta uusan kaa dhamaan – marka la keeno si degdeg ah ayuu u dhammaan karaa!
💬 Nala soo xiriir si aad u dalbato maanta!
🙏 Mahadsanidiin followers-keena qiimaha badan 💕
19/03/2026
🌙✨ HERSHI 2 – Eid Offer Gaar Ah! ✨🌙
Hadda waa waqtigii aad is qurxin lahayd! 💫
Perfume-ka Hershi 2 oo leh caraf soo jiidasho leh oo waara maalinta oo dhan 🌸
💰 Qiimihii h**e: $90
🔥 Qiimaha hadda: $70 oo kaliya!
⚠️ Tiradu waa xadidan tahay – ha seegin fursaddan!
⏳ Eid Offer-kan ma sii jiri doono muddo dheer
👉 Isku hubso kaaga inta uusan kaa dhamaan!
19/03/2026
🌙✨ Eid Offer Gaar ah! ✨🌙
Udgoon ka dhig maalmaha Eid adigoo isticmaalaya HERSH LAHAB Perfume 🌸🔥
💰 Qiimihii H**e:
🔥 Qiimaha Hadda: $70 KALIYA!
⚠️ Tiradu waa xadidan tahay – fursaddu mar kale ma soo noqoto!
🌟 Hal mar buufin → Udgoon maalinta oo dhan
🌟 Ku habboon gudaha & dibadda
🌟 Udgoon qaali ah oo soo jiidasho leh
💎 Ma bixinaysid lacag – naftaada ayaad maalgelinaysaa!
👉 Ha sugin… qaado kaaga ka hor inta uusan dhammaan! 🛍️🔥
Caraf udgoon oo kaa dhigi doona mid soo jiidasho leh ✨🌸
🎉🌙 Eid Deal Gaar ah!
Qiimihii h**e: $55 ❌
Hadda: $30 oo kaliya halkii perfume 💥
ASSAF Lady Collection – caraf waara (long lasting) oo hal buufin kugu filan maalinta oo dhan 💃💫
Ku habboon gudaha & dibadda (indoor & outdoor) 🌿✨
⏳ Tiradu waa xadidan tahay – ha seegin fursaddan!
🛍️ Dalbo hadda oo u diyaargarow Eid si qurux badan! 🌙✨
UDUG HOUSE waxay kuu keentay xulashada ugu fiican ee perfumes🎯✨
Munaasabadda Ciidul-Fitr awgeed 🌙🎉
ASSAF ENABLE Collection 👑💙
✔️ Udgoon joogto ah oo soo jiidasho leh 🌸
✔️ Tayo sare leh 💎
✔️ Qiimo gaar ah Ciida awgeed🛍️
🔥 3 cadar kaliya $89 🔥
👉 Ha seegin fursadan – Dalbo hadda! 🚀
✨ Ciida ku soo dhawoow caraf qaali ah! ✨
Reef 33 Black 🖤 iyo Reef 33 White 🤍
• Gift set 🎁 oo leh 5 mini Reef perfumes oo leh udgoon aad u macaan
🔥 Dalab gaar ah oo Ciida ah 🔥
3 for $105 oo kaliya!
Ka dhig Ciidaada mid xasuus leh oo caraf leh 🌙✨
Ka hel hadda page-kaaga Udug House 🛍️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Website
Address
Hamar Jajab District Mogadishu
Mogadishu
2626
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
